20 Sep, 2025
1 min read

Maanta Tiirwayn baa caalamka ka baxay

” إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى… فلتصبر ولتحتسب” Raxmadiisa iyo Raali ahaanshahiisa Allaha siiyo Al Caalim Habiib Abuubakar Almashhuur oo ahaa caalim wayn oo xarun aheed yemen , waxuuna ahaa Sheikh wayn oo si aan la qiyaasi karin ugu qidmeeyay diinta islaamka , waxuuna ahaa ruux si gaar […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Dilka Guddoomiyihii degmada Marka.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud geerida Guddoomiyihii Degmada Marka Marxuum Cabdullaahi Cali Axmed oo ku dhintay qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaaladaasi. “Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan ka tacsiyeynayaa geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiye Cabdullaahi Cali Axmed oo ahaa muwaaddin naftiisa iyo nolashiisaba u huray dowladnimada iyo horumarka dalka. […]

11 mins read

Danjirihii ajnabiga ahaa ee la dilay isagoo taageeraya xornimada Soomaaliya.

Soomaaliya waxa ay qeyb ka ahayd dalalkii qaddiyadda masiirkooda lasoo saaray miiskii lagu gorfeynayay sidii laga yeeli lahaa waddamadii ay gumeysanayeen xulafadii looga adkaaday dagaalkii labaad ee dunida. Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa oo ay hor boodayeen huwantii adkaatay ayaa dadaal badan ku bixisay sidii xorriyaddooda loo siin lahaa dalalkaas, isla jeerkaasna looga caawin lahaa hannaanka […]

1 min read

Itoobiya oo sheegtay inay 85 Al-Shabaab ah ku dishay dagaalkii ka dhacay Feerfeer.

ADDIS ABABA — Ciidamada dowlad-deegaanka Soomaalida ayaa dilay 85 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab intii uu socday iska-horimaad ka dhacay xuduudda Soomaaliya iyo Itoobiya Isniintii, sida ay sheegtay idaacadda dowladda Ioobiya iyo taliye ka tirsan gobolka, maalmo kadib markii maleeshiyadani ay weerarro naadir ah ku qaadeen deegaankaas Dagaalkan ayaa sii kordhinaya dhibaatooyinka dhanka ammaanka ah ee […]

2 mins read

China: Mareykanka ‘ayaa qaadi doona cawaaqibka ka dhasha’ haddii Pelosi ay booqato Taiwan

WASHINGTON — Shiinaha ayaa maanta ka digay in Washington “ay qaadi doonto cawaaqibka ka dhasha” haddii afhayeenka Aqalka Wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay booqato Taiwan, xilli ay xiisadda kasii dareyso kahor wada-hadal taleefon oo dhexmari doona hoggaamiyayaasha labada dal. Beijing ayaa si weyn uga carootay warbixino soo baxay toddobaadkii tegay oo sheegaya in Pelosi, oo ah […]