July 27, 2022
1 min read
DEG DEG:Guddoomiyihii Marka oo lagu khaarijiyay Qarax is-miidaamin ah.
MARKA — In ka badan 10 qof oo uu ku jiro guddoomiyihii degmada Marka Cabdullaahi Cali Waafow ayaa ku dhimatay qarax ismiidaain ah oo ka dhacay magaalada Marka, sida uu VOA u sheegay mid ka mid ah mas’uuliyiinta gbolka Shabeellada Hoose. Qaraxan ayaa mas’uul codsaday inaan magaciisa la sheegin sababo amni uu sheegay inuu gaystay qof […]