28 Apr, 2024
1 min read

Ganacstada Qaadka Soomaaliya oo ka hadlay heshiskii Xasan Sheekh iyo Uhuru.

Qaar kamid ah gabdhaha ka ganacsada Jaadka ee magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay heshiiska madaxda Soomaaliya iyo Kenya ay kala saxiixdeen ee dib loogu bilaabayo keenista Jaadka Miirowga ee Soomaaliya. Ganacsatada ayaa sheegay in muddadii ku dhaweyd sedexda sanno ee xayiraaddu saarnayd jaadka Kenya ay la kulmeen dhibaato dhaqaale oo saameyn ku yeelatay noloshooda iyo […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo safar ku maraya dalalka gobolka ayaa gaaray dalka Jabuuti, halkaas oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sii diirran loogu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha ee Ambouli magaaladaJabuuti. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa uga mahadceliyey Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti soo dhaweynta diirran iyo martiqaadka […]

1 min read

Dal Muslim ah oo mamnuucaya dhaqashada Bisadaha iyo Eeyda.

Booliiska Caasimada Iran ee Tehraan, ayaa dhawaan ku dhawaaqay in Eeyda dhex socota magaalada aan la oggolayn ayna “dambi” tahay qofkii lagu arko isagoo magaalada la dhex maraya. Xayiraaddan ayaa lagu dhawaaqay iyadoo la sheegay in ay faa’ido u leedahay dadweynaha. Baarlamaanka Iiraan ayaa dhawaan lagu wadaa in ay ansixiyaan sharci mamnuucaya dhaqashada xayawaannada qaar […]

1 min read

Koox hubaysan oo Gaalkacyo ku dilay madaxii Hay’adda Socdaalka Soomaaliya ee gobalka Mudug.

Allah unaxariistee kooxo hubaysan oo aan la aqoon heeyntooda ayaa Cilmi Cali Guuleed waxa ay ku toogteen magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudu gaar ahaan dhinaca maamulka Puntland. Marxuumka la dilay ayaa ahaa madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ee gobalka Mudug, waxaana uu u geeriyooday Mas’uulka dhaawac ka soo gaaray madaxa, kaddib markii ay […]

1 min read

Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida ku timid  Ugaas Faarax xaaaji Maxamuud.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku hadlaaya magaciisa iyo kan Goleyaasha Dowlad Goboleedka Puntland iyo Shacabka , ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle ha u naxariistee Ugaas Faarax Xaaji Maxamuud (Faarax Dheere) oo ka mid ahaa Hoggaanka dhaqanka ee Puntland oo caawa ku geeriyooday Gobolka Sool. “Alle ha u naxariisto Ugaas Faarax Xaaji […]