|

Ganacstada Qaadka Soomaaliya oo ka hadlay heshiskii Xasan Sheekh iyo Uhuru.

Qaar kamid ah gabdhaha ka ganacsada Jaadka ee magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay heshiiska madaxda Soomaaliya iyo Kenya ay kala saxiixdeen ee dib loogu bilaabayo keenista Jaadka Miirowga ee Soomaaliya.

Ganacsatada ayaa sheegay in muddadii ku dhaweyd sedexda sanno ee xayiraaddu saarnayd jaadka Kenya ay la kulmeen dhibaato dhaqaale oo saameyn ku yeelatay noloshooda iyo tan qoysaska ay u shaqeeyaan.

Gabdhaha ka ganacsada Jaadka ee Muqdisho ayaa BBC-da uga warramay, wuxuna weydiiyay sida ay u arkaan heshiiska dib loogu bilaabayo Jaadka Kenya.

Posted by on Jul 16 2022. Filed under Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Leave a Reply

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]