25 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Shiikh oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Ereteriya.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Ereteriya. Madaxweynaha oo galay safar qaadanaysa muddo afar maalmood ah ayaa waxaa uu martiqaad ka helay dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa yeellan doona wada-hadallo dhinacyo badan taabanaya, iyaga oo si gaar ah u lafo-guri […]

1 min read

Deg Deg.Madaxweyne Xasan Shiikh iyo wafdi uu hogaaminaayo oo safar ugu ambabaxay dalka Eritrea.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa dalkaas Mudane Isaias Afwerki. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Isaias Afwerki ayaa yeellan doona wada-hadallo dhinacyo badan taabanaya, iyaga oo si gaar ah u lafo-guri doona […]

1 min read

Dibadbaxayaasha Siri Lanka oo hadda gudaha ugalay guriga Ra’iisul Wasaaraha.

Dibad-baxayaasha Siri Lanka ayaa hadda galay guriga rasmiga ah ee uu degan yahay Ra’iisul Wasaare Ranil Wickremesinghe, kaasoo hadda aqbalay inuu iscasilo. Muuqaalo la soo bandhigay ayaa muujinaya dad mudaaharaadaya oo sariiro dul saaran oo iska qaadaya sawirro Selfie ah oo ay ku fadhiyaan alaabta guriga, halka boqolaal ay ku dhawaaqayeen “waxaan leenahay hadda tag” […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u diray dadka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh diinteenna Islaamka. Madaxweynaha ayaa Alle uga baryey xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan gudanaya waajibaadka xajka in uu ka aqbalo acmaasha suubban, isagoo ku boorriyey shacabka Soomaaliyeed in ay badiyaan […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saalaada Ciida la tukaday shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. “Masjidkan oo dhulka laga hirgaliyayay ay dowladdu bixisay; waxaan rabaa in aan u mahadceliyo dadkii soomaaliyeed ee dhaqaalahooda galiyay, sida tabarucaadda ahna u dhisay, tanina waa astaan wanaagsan oo muujineysa sida […]