July 2, 2022
Tacsi tiiraanyo leh: Al-ustaad Axmad Naaji Sacad iyo Maxamed Maclow oo tacsi u diraayaa fanaanadii Khadra Daahir Cige oo caawa geeriyootay
Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuuna waxaa caawa magaalada Hargeysa ku geeriyootay marxuumada Khadro Daahir Cige oo aheed fanaanad caan ka aheed dhulka Soomaalida dagto. Marxuumada ayaa geerideeda oo aad looga naxay ayaa waxaa tacsi tiiraanyo leh halkaan uga diraayaa al-ustaad Axmed Naaji Sacad iyo Al-fanaan Maxamed Maclow Nuur iyo dhamaan hobolada waaberi iyo maamulka warbaahinta […]
Gabadhii lagu eedeeyay Aflagaadada Nebiga (NNKH) oo maxkamad la soo taagay.
Maxkamada sare ee dalka Hindiya ayaa si adag u canaanatay afhayeenka xisbiga BJP Nupur Sharma hadalkeeda kicinta ah ee ku saabsan Nabi Muxamed (NNKH) waxayna sheegtay in hadalkeeda uu dalka galiyay jawi qalalaase dalka oo dhan. Maxkamada ayaa hadalka Nupur Sharma ku tilmaantay mid xanuun badan, waxa ayna sheegtay in hadii ay afhayeen u tahay […]
Wiil uu dhalay hogaamiyihii Al-Qaacida Bin Laden oo si wayn loo hadal hayo.
Cumar bin Laden oo ah wiil uu dhalay hogaamiyihii hore ee Al-Qaacida Osama Bin Laden, waxa uu aad u jeclaa in uu rinjiyeeyo xiliyada uu ku jiro xabsiyada. Sawiradiisa ayaa ah kuwa diirada lagu saari doono bandhiga lagu qabnayo dalka Faransiiska, waxaana arrintan ay soo jiidatay dad badan. Waxaa uu sheegay in intii ay guriyaha […]
Fanaanad Khadra Daahir Cige oo Hargeysa caawa ku geeriyootay.
Alle ha u naxariisto Fannnaanadii Caanka ahayd ee Khadra Daahir Cige, ayaa caawa Hargeysa ku geeriyooday. Khadra ayaa maalmahaan ku xanuunsanayd Isbitaalka magaalada Hargeysa. Khadro Daahir Cige ,waxay fanka ku soo biirtay sanadkii 1974-tii. Heesteedi ugu horreysay waxaa u dhiibay macallinkeeda maaddada carabiga, kaasi oo u dhiibay heeskeedi kowaad ee ahayd Hawl iyo Dadweynoow , […]
Beeraleyda Geeska afrika oo wajahaya xaalad adag.
Warbixin la soo saaray ayaa muujineysa in guud ahaan Geeska Afrika, laga soo bilaabo waqooyiga Kenya ilaa bariga Itoobiya iyo inta badan Soomaaliya ay abaaro ba’an ka dilaacay, taasi oo sababtay nafaqo-xumo iyo macaluul soo foodsaartay Malaayiin qof. Abaartaan ayaa ka dhalatay Roob yarri ,dagaal sokeeye, xag-jirnimo, duullaan ciidan, isbeddelka cimilada iyo masiibada COVID-19. Sidoo kale, […]
Jaamacadda Carabta oo laga codsaday inay wax-ka qabato Abaaraha ka jira Soomaaliya.
Cabdiraxman Cabdishakur Warsame oo ah Ergeyga gaarka ah ee Arimaha bini’aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha ayaa xalay fiidkii dhambaal qoraal ah oo uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud u gudbiyay Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abul Gheit, Sida uu sheegay Ilyaas Sheekh Cumar Abuu Bakar Danjiraha JFS ee Masar ahna Wakiilka […]