27 Apr, 2024
1 min read

Milkiilayaasha Manchester United oo ku dhawaaqay inay iibinayaan kooxda.

Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Glazer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibiyaan kooxda iyagoo ” sahaminaya taallaaboyin kale oo istiraatiiji ah”. Qoyskan oo reer Maraykanka ah ayaa ku iibsaday Kooxda ku dheesha Old Trafford 790 milyan oo gini ($1.34bn) sannadkii 2005-tii. Tallaabadan ayaa timid timid ka dib sanado badan oo ay taagerayaasha ka cabanayeen lahaanshahooda […]

1 min read

Xukun lagu riday Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Eeney Ureyn Garaar Dooli (Ooyow) oo Ciidanka Nabadsugida Soomaaliya ka soo qabteen Dagmada Afgooye 13-kii Bishii Juun ee Sanadkaan, isaga oo Al-Shabaab u qabilsanaa Qeybta Qaraxyada.   War kasoo baxay Maxkamadda Ciidamada ayaa lagu sheegay in Eeney Ureyn uu  Al-Shabaab ku biiray isaga oo yar, […]

1 min read

Sacuudiga oo shaaciyay in berri tahay maalin fasax ah si loogu dabaal dego guushii ay ka gaareen Argentina.

Wakaaladda wararka ee Sacuudiga ayaa ku soo warrantay, in boqorka dalkaas, Salmaan Cabdulcasiis uu shaaciyay, in berri oo Arbaca ah ay maalin fasax ah u tahay shaqaalaha iyo ardayda wax ka dhigta dalkaas si loogu dabaal dego guushii ay manta ka gaareen dalka Argentina ee tartanka Koobka Adduunka Qdar.. Sida laga soo xigtay wajaaladda wararka […]

1 min read

Natiijo cayaareed oo dunida ka yaabisay: Argentina oo guul daro kala kulantay Sacuudi Carabiya.

LUSAIL — Natiijo cayaareed oo sanado badan ay taariikhda xusi doonto ayaa ka dhacday magaalada Lusail ee dalka Qatar, halkaasi oo uu ka socdo Koobka Kubadda Cagta Adduunka 2022. Dalka Sacuudi Carabiya ayaa guul taariikhi ah ka gaaray dalka Argentina oo ay isku arkeen cayaar ka tirsaneyd Group C, ayaga oo kaga adkaaday 2-1. Ma jirto […]

1 min read

Siyaasi Guulayste oo u tartamay Xubin ka mid ah Golaha Shacabka oo Muqdisho lagu dilay.

Kooxo hubeysan ayaa Degmadda Wadajir gaar ahaan Waaxda Tima Cade ku dilay Marxuum Maxamed Xuseen Sebriye oo ku Magac dheer Guuleyste, kaas oo kamid ahaa musharrixiinta u tartamay kursiga hop#33 oo uu kusoo baxay Xildhibaan Yuusuf Kabaale. Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegay in rag ku hubeysnaa bustoolado ay dilka geysteen, hayeeshee ay goobta soo gaareen […]

1 min read

Dagaal dhexmaray Ciidamada Puntland & Somaliland iyo khasaaraha ka dhashay.

Wararka naga soo gaaraya degaanka Qararro oo katirsan Gobolka Somaliland iyo Puntland u yaqaanaan Gobolka Ceyn ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay Ciidamo kala taabacsan Somaliland & Puntland. Dagaalka ayaa salka ku haaya gacan ku heynta degaanka Qararro, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalka ku geeriyooday laba Ruux halka Shan kale ay […]