× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
War Deg Deg: Ronaldo oo ka tagay Old Trafford
Sports

War Deg Deg: Ronaldo oo ka tagay Old Trafford

Weeraryahanka xulka Qaranka Portugal ayaa si deg deg ah uga tagaya kooxda Manchester United ee garoonka Old Trafford.

Go’aanka ayaa dabo-socda wareysi muran dhaliyay oo uu xiddigan 37 sano jirka ah ku dhaleeceeyay kooxda.

Waxa uu uu sheegay in ‘wax xushmo ah’ uusan u haynin macalinka kooxda Erik ten Hag.

Qoraal ay soo saareen Ronaldo iyo Manchester ayaa lagu sheegay inay isfaham wadajir ku gaareen in uu xiddiga Portugal isaga tago Manchester.

Halkan ka akhri wixii uu Ronaldo yiri kulankii ugu horreeyay ee uu u saftay Manchester dib ugu soo noqoshadii Old Trafford kadib

.

About Author

3

Maxamuud Xuurshe