17 May, 2024
1 min read

Ar uga jawaaba Haweenka Su’aalahooda!!!.

Marwo: Ceyni Abuukar Gacal oo ku hadleyso Codka Haweenka Somaliyeed ee ololeeyo Nabadda, ( Voice of Somali Women for Peace – VOSWP). Iyaga oo ku beegayo Munaasabadda Maalinta Nabadda Aduunka. Haweenka Somaliyeed ee VOSWP, oo u ololeeynayo sidii Somaliya ay Nabad ku noqon leheyd, waxa ay Ogaal wadaag ahaan ah ( Data Collection) kaaga Codsanayaan […]

1 min read

Afarta kooxood ee hogaamiso siyaasadda.

Buugaagtii hore ee Culuumta Siyaasada waxaad ku arkee in ay jiraan 4 kooxood oo door weyn ka ciyaaro Siyaasadda oo kooxiba ay leedahay Doorkeeda: 1.Dad yaqaan sida Madaxda Loo sameeyo. 2. Dad yaqaan sida Madax loo naqdo. 3. Dad yaqaan sida Madaxda loo dumiyo. 4. Dad yaqaan sida madaxda loo fashiliyo. Hadda Somaliya waxaa howl […]

2 mins read

Qoray isku dhiibka Macawisley!!!.

Sida jabahadii oo midiba mid u dhiibtay La dagaalnkii Dowladii hore ilaa aakhirkii la soo gaaray USC oo ku guuleysatay, ayaa Macawisleyduna isku soo dhiibtay Halgankoodii. Waxa ayna soo mareern Heerar kala duwan, qaar laciifay, kuwa baabaya, kuwo soo laba kacleeyay ilaa Aakhirkii ay soo baxday Macawisleeyda Hiiran. Macawisleey waa Dad deegaan oo aan wadan […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-374= Dowladu Badanaa ma aragto Tuugada Maalintii Xafiisyada Xaddo ee waxay aragtaa kuwa Habeenkii=

1. Madaxweynihii Hore ee Uganda Md. Ciidi Amiin Daada, ayaa yiri: waa jirtaa Xuriyadda Hadalku, laakin ma ballan qaadi karno Xuriyadaada Hadalka kadib “waxa kugu dhacayo” . ( F.S:1aad). ( Dadka isticmaalo Baraha Bulshada, Idaacadaha iyo TV. Ma ogyihiin Xuriyadda Hadalku in ay xadidan tahay oo waxaad Rabtana aadan Gudbi karin si loo dhowro, Dhaqanka, […]

2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 373=Somalidu maxeey u taqaan Ragga Haweenku Biilaan?=

1. Robert mugabe, ayaa yiri: Nin ayaa Dhakhtarkiisu ku yiri: waxaad qabtaa Kansar Xun, waxaadna noolaa kartaa 2 Sano oo kaliya. Ninkii waxa uu dilay Dhakhtarkii. Kadibna Maxkamaddii ayaa ku Xakuntay 20 Sano. Ninkii ayaa yiri: Kaba Go’aan fiican Dhakhtarkii, Cumriga ayeeyba ii siyaadisay Maxkamadu. (F.S:1aad). ( Maxkamad ku taal Somaliya ayaa Nin lagu soo […]