06 Jun, 2024
4 mins read

Dawladda Soomaaliya oo beddeshay xeeladdii dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Dawladda Soomaaliya ayaa beddeshay xeeladdii dagaalka ka dhanka ah ururka al-Shabaab, sidaasi waxaa idaacadda VOA u sheegay saraakiil sare oo ka mid ah dawladda oo codsaday inaan magacooda la sheegin sababtoo ah looma oggola inay warbaahinta la hadlaan. Beddelka xeesha dagaal ayaa ka dambaysay weerarkii 26-kii bishii hore al-Shabaab ay ku qaadeen saldhiggii ciidamada dawladda […]

3 mins read

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay madal (Twitter space) ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta Soomaaliya ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta. 2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud kormeer ku tagay degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, kulamana la yeeshay odayaasha dhaqanka, shacabka iyo ciidamada. 3- Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa daah […]

1 min read

Hab dhaqankii Golayaashii Wasiirada!!! WQ:Yahye Amir

Ma la dhihi karaa, Madaxweynayaashii Dalka soo maray, Golayaashoodii Wasiiradooda ee Xukuumadaha waxaa ka dhax muuqday ama Saameeyn ku lahaa Wasiiro dhaqankooda laga dareemi karay in ay yihiin, ama la Jaal yihiin. Kuwaa oo kala ahaa Wasiiradii lahaa dhaqanka: (( Ciyaal Misyooni, Ciyaal Musaafir, Ciyaal Asgareed, Ciyaal Ganacsato, Ciyaal Baadiyo, Ciyaal Tuulo, Ciyaal Dugsileey, Ciyaal […]

7 mins read

Taageerada Dowladda ee la dagaalanka Shabaab oo soo kordhaya (WARBIXIN)

Usbuucii la soo dhaafay waxaa soo badanayay taageerada iyo is bar-bartaagga dadaalka ay Dowladda Soomaaliya ugu jirto la dagaalanka Kooxda Khawaarijta ah ee Al-shabaab, waxayna kuwii ugu dambeeyay ay naga soo gaareen Madaxweynayaashii hore, Raiisul-waarayaal hore iyo masuuliyiin ka tirsan Golaha Wasiirada iyo xildhibaanada Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya. “Waxaan taageerayaa oo xoojinayaa fariinta Madaxweynaha […]