1 min read

Afarta kooxood ee hogaamiso siyaasadda.

Buugaagtii hore ee Culuumta Siyaasada waxaad ku arkee in ay jiraan 4 kooxood oo door weyn ka ciyaaro Siyaasadda oo kooxiba ay leedahay Doorkeeda:

1.Dad yaqaan sida Madaxda Loo sameeyo.
2. Dad yaqaan sida Madax loo naqdo.
3. Dad yaqaan sida Madaxda loo dumiyo.
4. Dad yaqaan sida madaxda loo fashiliyo.

Hadda Somaliya waxaa howl bilaabay kooxda . 3aad & 4aad , kuwaa oo isla Dowladda dhaxdeeda ka fulinayo in ay dumiyaan ama fashiliyaan, iyaga oo xirfadahooda ku isticmaayo ficil iyo Talo ay siiyaan isla madaxda ay rabaan in ay fashiliyaan ama dumiyaan. Laga yaabee in ay noqdaan isla kuwii soo dhisay oo Laba xirfadooda isticmaalayo, kuwaa oo ay isku xisbiga ahaayeen markii hore.

FG. Faahfaahintaa ka raadi Buugaagtii hore ee Khaatumadda Dowladaha aan dhiifooneeyn.

Yahya Amir