× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Ar uga jawaaba Haweenka Su’aalahooda!!!.
Faallo

Ar uga jawaaba Haweenka Su’aalahooda!!!.

Marwo: Ceyni Abuukar Gacal oo ku hadleyso Codka Haweenka Somaliyeed ee ololeeyo Nabadda, ( Voice of Somali Women for Peace – VOSWP).

Iyaga oo ku beegayo Munaasabadda Maalinta Nabadda Aduunka.


Haweenka Somaliyeed ee VOSWP, oo u ololeeynayo sidii Somaliya ay Nabad ku noqon leheyd, waxa ay Ogaal wadaag ahaan ah ( Data Collection) kaaga Codsanayaan in aad uga jawaabto Su’aalahaan, si naxariis leh.

Waxa ay qabaan Haweenku Saddax Su’aal

1 Soomaaliya nabad ma ka jirtaa?.
2.

Haddii aynan Nabadu ka jirin yaa hor taagan?
3.

Nabad nuucee ah ayaad in lagaaro Dowladda iyo Dadweynahaba kula talin leheeyd?

U soo gudbiye: Yahya Amir

.

About Author

3

Maxamuud Xuurshe