19 May, 2024
3 mins read

Waa kuwee Saddexda Madaxweyne ee Soomaaliya ee la isku dayay in la dilo iyagoo xilka haya?.

Tan iyo markii ay kooxaha Islaamiyiinta ah billaabeen weerarrada ay ka fuliyaan Soomaaliya waxaa dadka ay bartilmaameedsanayeen ku jiray madaxda ugu sarreysa dowladda. Marar kala duwan ayay u suurtagashay in ay khaarijiyaan mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan goleyaasha dowladda. Laakiin, waxaa jiray dhowr jeer oo ay xitaa isku dayeen in ay dilal u gaystaan madaxweyneyaashii […]

1 min read

Waa Fahmay. Ma fahmin!!!.

Qeybta Dhaqaalaha. waa Fahmay. Heshiiska Somaliya iyo Kenya. Qeybta dhaqaalahu waa Miisaan Taban, dheelinaayo oo aan dhameeystirneyn, u baahan dheeli tir dhaqaale iyo dhameeystir, Haddii la waayo qoleey ku jiiftaa, aan sugno Gudiga Laba dhinacluhu waxa ey ka bedelaan Bisha August 2022. Qeybta Siyaasadda. Ma fahmin. Danaha dhinaca Siyaasadda laga leeyahay Heshiiska, taa Ma Fahmin.Haddii […]

4 mins read

Dalkaan maxey ku badan yihiin Dad aan Xuquuqdooda aqoon iyo Dameero warqado u saxiixo= Nasashada Jimcaha.Q-313 =

Nin Reer Gaalkacyo ahaa ayaa Xajka aaday 1960kii. intii Xajka la joogay ayaa Dowladda Sucuudigu ku dhawaaqday Tirada Xujaayda Dal kasta ka soo Xajisay. Indonesia 10,000. Ciraaq 4000…..Mexico Hal Qof.kii Gaalkacyoodka ayaa yiri: war waa maxaay Waddan dhan oo Hal Qof oo kaliya ka soo xajiyay, weli miyaan Risaaladu gaarin.waxa uu sii raaciyay, Maxaan ula […]

1 min read

Bajaaj ,Bandow iyo Bukaan!!!.

1.Bajaajku ma shaqeyn karo 6 saac kadib si nabadgalyada loo sugo. Ma xumo haddiiba Nabadgalyo la sugayo. Waxaa jiro Bajaajleey Tuugada Mobilada dhacdo la shaqeeyo Habeenkii. Waa sax iyagana hala qabto. Laakin xisaabta ha lagu daro. Badanaa Mobile waxaa la dhacaa 9-11 pm, Habeenkii. Wakhtigaana Bajaajka lama xayirin. Habeenkii 6 saac kadib badanaa Dadku maba […]

2 mins read

Prof. Yaxye Sheekh Ibraahim ” Waan ka Cudur daartay u jawaabidii CBB..”

Dawaco ayaa tiri: Cowska midabkiisu waa cagaar, Dameer ayaa yiri: maya Cowsku waa Cadaan. Gartii waxaa loo dhigtay Libaax.waxa uu yiri: Cowsku waa cadaan, Dawacana waxaan ku xakumay, Lix bilood oo aamusnaan ah.Dameerkii waa ku farxay go’aanka libaaxa. Markii Dacwadii dhamaatay kadib ayaa Dawacadii u tagtay Libaaxii kuna tiri: waad ogtahay in Cowsku cagaar yahay […]

1 min read

Eedeeyn lagu deg degay!!!

Waxaan Baraha Bulshada ku arkayay Dad ku eedeynayo Xafiiska Ra’isul wasaaraha Shaqaale uu u magacaabay Xafiiskiisa, lagana waayay Qabiilada qaar. Ma ogtahay, mise aamini kartaa in Dadka shaqaala ahaan hore ugu qornaa Xafiiska Ra’iisul wasaaruha ee heysta warqada Aqoonsigu ey ka badan yihiin 700 Qof. xataa wasaaradaha qaar intaasi kama shaqeyso, taa oo u baahan […]