1 min read
Waa Fahmay. Ma fahmin!!!.
Qeybta Dhaqaalaha. waa Fahmay.
Heshiiska Somaliya iyo Kenya. Qeybta dhaqaalahu waa Miisaan Taban, dheelinaayo oo aan dhameeystirneyn, u baahan dheeli tir dhaqaale iyo dhameeystir, Haddii la waayo qoleey ku jiiftaa, aan sugno Gudiga Laba dhinacluhu waxa ey ka bedelaan Bisha August 2022.
Qeybta Siyaasadda. Ma fahmin.
- Danaha dhinaca Siyaasadda laga leeyahay Heshiiska, taa Ma Fahmin.Haddii aad igu dhaanto i fahamsii.
Booska banaan Buuxi. ( F.S: 1aad)
Qore: Yahya Amir