28 Apr, 2024
1 min read

Erdogan oo shuruud cusub ku xiray codsiga Sweden ee xubinnimada NATO

ANKARA :- Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa u sheegay Sweden inaysan ka sugin rajo ku saabsan dalabkooda xubinnimada NATO ee shirwaynaha isbahaysiga reer galbeedka ee bisha soo socota, ilaa ay ka hortagto mudaaharaad ka dhan ah Turkiga oo ka dhacaya Stockholm. “Turkigu uma dhawaan dalabka Sweden ee NATO ilaa inta ay argagixisad ku mudaharaadayeen Stockholm” […]

1 min read

Askar Kenyaan ah oo ku dhintay Qarax Al-Shabaab ka fulisay gudaha dalkaas.

GARISSA — Sideed sarkaal oo ka tirsan booliska Kenya ayaa ku dhintay qarax haleelay baabuurkooda oo la tuhunsan yahay inay ka dambeyso kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, waxaa sidaas sheegay booliska. Qaraxa ayaa Talaadadii ka dhacay gobolka Garissa ee waqooyi bari oo xuduud la leh Soomaaliya. “Waxaan weerarkan ku weynay sideed sarkaal oo boolis ah,” waxaa sidaas […]

1 min read

Putin oo ka hadlay weerarka ka dhanka ah Ruushka ee Ukraine ay soo qaaday.

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa ku andacoonaya in duulaanka iska caabinta ee Ukraine uu ahaa mid aan lagu guuleysan, iyadoo ciidankooda uu la kulmay khasaarooyin kala duwan. Isagoo ka hadlayay shir ay yeesheen wariyaasha dagaalka soo tabiya ayuu sheegay in khasaaraha Kyiv soo gaaray uu ku wajahan yahayin u gaaro heer “masiibo ah”. Taasi lama […]

1 min read

Dowladda Eritrea oo dib ugu biirtay urur goboleedka IGAD kadib markii ay ka baxday 16 sano ka hor

Wasiirka Warfaafinta ee Eritrea Yemane Meskel ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray Isniintii in Eritrea “ay dib u bilowday dhaqdhaqaaqeeda” oo ay fariisatay shir madaxeedka Igad ee ka socda dalka jaarka ah ee Djibouti. Xoghayaha fulinta ee kooxda gobolka, Workneh Gebeyehu, ayaa sheegay “in uu aad ugu faraxsan yahay in uu soo dhoweeyo wasiirka arrimaha […]