1 min read

Mareykanka oo warbixin sir ah ka soo saaray cudurka COVID-19.

Warbixin sir ah oo laga soo saaray dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in hay’adaha sirdoonku aysan helin wax caddeymo ah oo toos ah oo muujinaya in cudurka Covid-19 uu ka dhashay dhacdo ka dhacday shaybaadhka Shiinaha ee Wuhan.

Laakiin warbixinta uu daabacay Agaasimaha Sirdoonka Qaranka ayaa intaa ku dartay in aragtida ah in cudurka uu shaybaadhkaas kayim aan meesha laga saari karin.

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uucudurka uu kayimid Shiinaha, marar badan uu ku celceliyay