22 Apr, 2024
2 mins read

Maxay ka wada hadleem Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmay?

Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Jeneraal Lloyd Austin ayaa dalka Jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka ah al-Shabaab. Booqashadan ayaa ah tii ugu horraysay ee isagoo ah Xogahayaha Gaashaandhigga uu […]

1 min read

Wararkii ugu dambeeyay Dagaal u dhaxeeya Soomaalida Itoobiya iyo Oramada.

Wararka ka imaanaya Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in maanta uu mar kale dagaal dib uga bilowday aagga barakacayaasha ee Qollaji, kaas oo u dhaxeeya Ciidamada degaanka Soomaalida iyo kuwa gobolka Oromiya. Dagaalkan oo billowday wixii ka dambeeyay duhurnimadii maanta ayaa dadka degaankaas oo lasoo xiriiray Warbaahinta waxay sheegeen in dagaalku uu maanta aad u […]

1 min read

Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday qoyska askarigii naftiisa ku badbaadiyey.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo howlo shaqo ugu maqnaa caasimadd dalka oo galabta ku soo laabtay caasimadda Dhuusamarreeb ayaa booqday gurigii uu ka baxay Mujaahid Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud oo ahaa halyeey geesi ah oo ka hor tagay naftii hallige doonayay inuu isku qarxiyo Madaxweynaha iyo wafdi la socday deegaanka laasgacaneey. […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmaya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galin dambe ee maanta kula kulmaya magaalada Jabuuti Xoghaya Gaashanadhigga ee dalka Maraykanka Lloyd Austin. Kulanka madaxweynaha iyo xoghayaha gaashaandhigga ayaa imanaya iyadoo meel qaraar uu marayo dagaalka dawladda Soomnaaliya ee ka dhanka ah al-Shabaab. Dawladda Soomaaliya ayaa taageero milatari, tababar iyo mid bani’aadminnimo intaba ka hesha dawladda Maraykanka. […]

1 min read

Madaxweynaha Jubbaland oo saxiixay Saddex Xeer oo muhiim ah

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta sixiixay Xeerar Saddex ah,kuwaa oo kala ah:- 1. Xeerka Hay’ada Waddooyinka oo ay soo gudbisay Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska. 2. Xeerka Sharciga kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah oo ay soo gudbisay Wasaarada Kalluumeysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah. 3. Xeerka Ilaalinta iyo Maareeynta […]

1 min read

Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin oo Jabuuti kula kulmaya Madaxweyne Geelle.

Xoghayaha Difaaca Maraykanka Lloyd Austin ayaa xalay gaaray caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti, waxana lagu wadaa inuu la kulmo Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele iyo Wasiir kiisa Difaaca Xasan Cumar Maxamed (Burhaan). Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka ayaa sheegay in madaxda Jabuuti uu kala hadli doono sidii loo xoojin lahaa xiriirka adag ee difaac ee labada wadan […]

1 min read

Gabadh dhalinyaro ah oo la shaqayn jirtay Al-Shabaab oo lagu xukumay 8 sano oo xabsi ah.

Maxkamdda Darajada Koowaad ee Ciidamada Soomaaliya ayaa xukun ku ridday gabadh loo haystay inay ka tirsanayd kooxda Al-Shabaab, taasoo siyaabo kala duwan ula shaqayn jirtay. Xaawo Cismaan Cabdi oo ah gabadh dhalinyaro ah ayaa lagu helay in kooxda ay u hayn jirtay hubka isla markaana ay macluumaad ka keeni jirtay xubnaha dawladda u shaqeeya. Xaawo […]

1 min read

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday xubnno katirsan Al-Shabaab.

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday Saddax xubnood oo ka tirsan kooxda khawaarijta. Xubnahan ka trisan khawaarijta ayaa xeer ilaalinta maxakamddu ku soo edeeysay in ay la shaqeynayeen Argagixisada,waxana lagu kala xukumay sidaan:- 1: Cawil Aadan Jamaac waxa ay Maxkamadu ku xukuntay 10-sano oo xabsi ah. 2: Xaawo Cismaan Cabdi […]