29 Apr, 2024
1 min read

Ar uga jawaaba Haweenka Su’aalahooda!!!.

Marwo: Ceyni Abuukar Gacal oo ku hadleyso Codka Haweenka Somaliyeed ee ololeeyo Nabadda, ( Voice of Somali Women for Peace – VOSWP). Iyaga oo ku beegayo Munaasabadda Maalinta Nabadda Aduunka. Haweenka Somaliyeed ee VOSWP, oo u ololeeynayo sidii Somaliya ay Nabad ku noqon leheyd, waxa ay Ogaal wadaag ahaan ah ( Data Collection) kaaga Codsanayaan […]

1 min read

UK announces £5 million funding for UNSOS in a press release.

Mogadishu :– The UK Government has announced a further £5 million in funding for the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) Trust Fund to support Somalia’s Security Forces in a meeting between Somalia’s National Security Advisor, Hussein Sheikh Ali, and the UK’s Deputy National Security Adviser for International Affairs, Dame Sarah MacIntosh during her visit to Somalia last week. The funding builds on the UK’s substantial contributions to date through the UNSOS Trust […]

1 min read

Dowladda Ingiriiska oo taagero Maaliyadeed u fidisaday ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

MUQDISHO — Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday lacag dheeraad ah oo dhan 5 milyan oo gini oo loogu talagalay taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, taas oo loo marinayo Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS). Lacagtan cusub ayaa lagu shaaciyay kulan dhex maray La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Xuseen Sheekh Cali iyo Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka UK ee […]

1 min read

Diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Cirka ee Kenya KDF oo burburtay.

Diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah oo ay leeyihiin ciidamada Kenya ayaa habeenimadii xalay burburtay xilli ay roondo ka sameynaysay gobolka Lamu, waxaana ku dhintay shaqaalihii la socday, sida uu sheegay qof goob jooge ah. Iyadoo ka jawaabaysa xogta, ayey KDF maanta sheegtay in shaqaalihii iyo askar kale ay saarnaayeen diyaaradda Helicopterka ee ciidamada cirka, […]

1 min read

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo booqday xarunta baarlamanka Kenya.

Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaali oo hawlo shaqo u jooga dalka Kenya ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay xarumaha labada aqal ee Baarlamaanka Kenya. Guddiga joogtada oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa u kuurgalay inta ay ku jireen booqashadooda […]

1 min read

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta wax-soo-saarka Beeraha

Xubno diblomaasiyiin ah oo ka socda Geeska Afrika,islamarkaana uu hoggaaminayay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Xianyang ee Dalka shiinaha ugu qeyb galay shir muhiim ah oo uu soo agaasimay Mudane Zhao Gang oo ah guddoomiyaha gobolka Shaanxi. Guddoomiye Zhao Gang, ayaa si diirran ugu soo dhaweeyay dhammaan ka soo […]

1 min read

Danjire Cawaale Kullane oo ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare ee Beeraha Shiinaha

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Kullane ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay furitaanka bandhigga 30-aad ee carwada farsamada sare ee Beeraha iyo teknoloojiyadda Shiinaha (Yangling Agricultural High-tech Fair (CAF) oo lagu qabtay gobolka Shaanxi. Bandhigan oo soconaya muddo afar maalin ah (Sebtembar 19 ilaa 23) ayaa diiradda lagu saarayaa hal-abuurnimada sayniska […]