18 May, 2024
3 mins read

Xiisad ka dhex-qaraxday Canada iyo India kadib hogaamiye la dilay.

OTTAWA — Canada ayaa Isniintii ku eedeysay dowladda India inay ku lug leedahay dilka hoggaamiye Canadian ah oo kasoo jeeda bulshada Sikh, kaasi oo ka dhacay meel u dhow magaalada Vancouver, bishii June. Eedeyntan ayaa dhalisay in labad dal ay isugu jawaabaan diblomaasiyiin la eryey kadib markii New Delhi ay eedeyntaas diiday kuna tilmaamtay “doqonimo.” […]

1 min read

Prime Minister Hamza meets Congresswoman Ilhan Omar in New York.

New York – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, HE Hamza Abdi Barre met with Ilhan Abdullahi Omar known by her social name as Ilhan Omar who is a representative of Minnesota’s 5th congressional district in the United States. The Prime Minister and the Representative discussed the general situation of Somalia, particularly […]

1 min read

Koronto la’aan ka jirta magaalooyin ay Jigjigo ka mid tahay.

Shirkadda quwadda korontada dalka Itoobiya laanteeda deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in korontadu ay ka maqantahay magaalooyinka Jigjiga iyo Dhagaxbuur. Sababta keentay arrintaan ayaa shirkaddu ku sheegtay inuu go’ay xarigga korontada ee quwad sidaha una dhaxeeyay magaalooyinka Jigjiga iyo Harar. Hadalka shirkadda ka soo baxay ayaa imaanaya iyadoo saacadihii la soo dhaafay ay koronto la’aan yihiin […]

1 min read

Dagaal u dhaxeeya Soomaalid iyo Oromada oo ka dhacay Deegaanka Qolaji.

Wararka laga helayo dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in shalay uu dhacay dagaal u dhaxeeya ciidamada deegaanka Oromada iyo kuwa deegaanka Soomaalida kaas oo ka dhacay deegaan lagu magacaabo Qolaji. Faahfaahin dheeri ah lagama hayo khasaaraha dagaalka ka dhashay iyo waxa uu salka ku hayo, balse warar soo baxaya ayaa sheegaya in […]

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamza oo la kulmay Xildhibaanad Ilhaan Cumar

New York- Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayaa galabta ku qaabilay magaalada New York, Xildhibaan Rep. Ilhan Omar oo ka mid ah Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka oo salaan ugu timid Ra’iisul Wasaaraha. Ra’iisul Wasaare Xamsa iyo Xildhibaan Ilhaan ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda, dhaqaalaha […]

1 min read

Ciidanka Xasilinta Caasimadda oo ku guuleystay sugidda aminga Magaalada Muqdisho.

Qeybaha kala duwan ee laamaha amniga oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay in amniga Magaalada Muqdisho uu noqdo mid aad u sarreeyo, kaddib markii ay hawgallo joogta ah ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka Gobolka Banaadir. Shacabka Caasimadda ayaa xilligaan dareemaya jawi xasilloon markii laamaha amniga ay wax ka qabteen dhaca iyo arbushaadda laga geysan […]

1 min read

Ronaldo oo jidka ka mari waayey shacabka Iiraan ee ku nool caasimadda Tehraan.

Tehraan:- Laacibka Cristiano Ronaldo ayaa lagu soo dhoweeyay muuqaallo aan caadi ahayn markii uu gaarey dalka Iran iyadoo boqollaal taageereyaal ahi ay eryanayeen baska kooxda Al-Nassr kadibna ay xoog ku galeen hoteelka kooxda si ay u arkaan CR7. Kooxda Saudi Arabia ayaa lagu wadaa inay habeenka Talaadada ah la ciyaaraan kooxda fadhigeedu yahay Tehran ee Persepolis kulankooda furitaanka […]

1 min read

Afarta kooxood ee hogaamiso siyaasadda.

Buugaagtii hore ee Culuumta Siyaasada waxaad ku arkee in ay jiraan 4 kooxood oo door weyn ka ciyaaro Siyaasadda oo kooxiba ay leedahay Doorkeeda: 1.Dad yaqaan sida Madaxda Loo sameeyo. 2. Dad yaqaan sida Madax loo naqdo. 3. Dad yaqaan sida Madaxda loo dumiyo. 4. Dad yaqaan sida madaxda loo fashiliyo. Hadda Somaliya waxaa howl […]

1 min read

Shiinaha oo 103 diyaaradood u diray hawada Taiwan

Shiinaha ayaa u diray hawada Taiwan illaa 103 ka mida diyaaradohooda dagaalka, intii u dhexeysay subaxnimadii Axadda illaa subaxnimadii Isniinta, sida ay sheegtay wasaaradda difaaca ee Taiwan. Wasaaradda ayaa Isniintii u soo jeedisay Shiinaha inuu joojiyo “tallaabooyinka halka dhinac ka socda ee keeni kara burburka”. “Caga-juglaynta milateri ee joogtada ah ee ay wadaan ciidamada Shuuciga […]