× HomePrivacyAbout UsContact UsWararkaSportsNews English
ad
ad
Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo booqday xarunta baarlamanka Kenya.
Wararka

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo booqday xarunta baarlamanka Kenya.

Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaali oo hawlo shaqo u jooga dalka Kenya ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay xarumaha labada aqal ee Baarlamaanka Kenya.

Guddiga joogtada oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee aqalka sare mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa u kuurgalay inta ay ku jireen booqashadooda hawlaha shaqo ee aqalka sare ee Kenya iyo xarumaha ay ku shaqo galaan labada aqal.

.

About Author

3

Maxamuud Xuurshe