29 Apr, 2024
1 min read

Maamulka gobolka Banaadir oo deeq raashin ah ku wareejiyey taliska Xoogga dalka.

Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta Taliska Xogga dalka ku wareejiyey deeq Mucaawino ah oo ay ku dhiirigalinayaan ciidamada Qaranka iyo kuwa dadka deegaanka ee ku jira dagaalka Khawaarijta. Ugu horreyn Guddoomiye Yabooh ayaa sheegay deeqda maanta ay wareejiyeen in ay isugu jirto cunto qalalan iyo mid […]

2 mins read

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara ee Q.M.

New York, 18 September, 2023 – Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre oo ka qaybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Golaha Guud ee QM oo ka socda magaalada New York, ayaa khudbad uu ka jeediyey kulan lagu gorfeynayey Hiigsiga Yoolasha Horumarka Waara wuxuu kaga warramay isbeddelada amni, dhaqaale iyo siyaasadeed ee dalku ku tillaabsanayo.   […]

2 mins read

Qoray isku dhiibka Macawisley!!!.

Sida jabahadii oo midiba mid u dhiibtay La dagaalnkii Dowladii hore ilaa aakhirkii la soo gaaray USC oo ku guuleysatay, ayaa Macawisleyduna isku soo dhiibtay Halgankoodii. Waxa ayna soo mareern Heerar kala duwan, qaar laciifay, kuwa baabaya, kuwo soo laba kacleeyay ilaa Aakhirkii ay soo baxday Macawisleeyda Hiiran. Macawisleey waa Dad deegaan oo aan wadan […]

1 min read

Faah faahin ka soo baxaysa Qarax wadada dhinaceeda la dhigay oo ku qarxay ciidamada  dowlada.

War goordhaweyd innaga soo gaaray gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax wadada dhinaceeda la dhigay uu ku qarxay ciidamo kuwa dawladda ah oo hawlgal ka waday wadada u dhaxaysa degmooyinka Doolow iyo Luuq. Qaraxa ayaa haleelay gaarigii uu saarnaa abaandulaha guutada 10aad qeybta 43-aad Gashaanle dhexe Rashiid Maxamed Cisman, waxaana taliyaha ka soo gaaray dhawaac, […]

2 mins read

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo soo bandhigtay hanaanka wadatashiga ee Istaraatiijiyada Jiilka shanaad (5G)

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta soo bandhigtay wada-tashiga qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda Qaran ee Jiilka Shanaad (National 5G Strategy). Ujeeddada laga leeyahay istataatiijiyadan waa sidii loo carsiyeyn lahaa isgaarsiinta dalka, loolana jaanqaadi lahaa hormarrada caalamku ka sameynayo adeegyada ku dhisan internet-ka. Qabyo-qoraalka Istaraatiijiyadda 5G ee Qaranka ma ahan oo kaliya qorshe-howleed, balse waa aragti fog oo […]

1 min read

Ciidamada qalabka sida iyo shacabka oo inta badan gobolka Mudug ka sifeeyay Khawaarijta.

Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta kala wareegay inta badan fariisimihii ugu muhiimsanaa cadawga ee gobolka Mudug oo ay ka mid ahaayeen magaalooyinka Camaara, Bacaadweyn, Xin-labi iyo deegaano kale oo muhiim u ahaa Khawaarijta kuwaas oo kala ah; Galxagare, Hul-doonyaale, Sirgo iyo Qodqod. Magaalada Camaara oo maanta soo gashay gacanta Dowladda oo ahayd […]

1 min read

Madaxweynaha JFS oo magacaabay Taliye ku-xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka iyo Taliyaha Ciidanka Lugta.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa darajada Gaashaanle Sare u dalacsiiyey Dayax Cabdi Cabdulle, waxa uuna u magacaabay Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo magaacaabistan ku saleeyey sharciga […]

1 min read

Qarax lala beegsaday kolonyo ay la socdeen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan kuwa dawladda.

KISMAYO — Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo la socdeen ciidamo iyo saraakiil ka tirsan kuwa dawladda. Dadka deegaanka ayaa u sheegay idaacadda VOA un qaraxan uu ka dhacay waddada xiriirisa magaaooyinka Luuq iyo Doolow. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxan uu sababay dhimasho iyo dhaawac. Ururka Al-Shabaab ayaa […]

1 min read

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogasho ku fulisay askari ka tirsan Ciidanka

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil Toogasha ah ku fulisay Shariif Abshir Cabdiraxmaan Jaamac (JiniJini),oo horay xarardheere dil ugu geystay marxuum Saacid Cali Cabdi Shabee, oo ay militariga ka wada tirsanaayeen September kow iyo Tobankeedii ee Sanadkan. Maxkamad wareegto oo loo diray ayaa xukunkan dilka ah kula fulisay Xarardheere,kadib markii maxkamaddu ku heyshay Shariif […]

1 min read

Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wadahadlay arrimo ay Taiwan ka mid tahay.

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Biden ayaa laba maalmood oo wadahadal ah kula yeeshay Malta diblomaasiga ugu sarreeya Shiinaha. Aqalka Cad ayaa sheegay in Jake Sullivan iyo Wang Yi ay ka wada hadleen ammaanka, dagaalka Ukraine iyo arrimaha Taiwan. Washington iyo Beijing labaduba waxay ku tilmaameen kulammada kuwo “wax-ku-ool ah oo waxtar leh.” Wadahadallada Malta […]