September 18, 2023
Al-Shabaab oo sheegtay in gobolka Bakool ay ku laayeen askar Itoobiyaan ah
Kooxda al- Shabaab ayaa guulo ka sheegtay dagaal shalay ka dhacay gobolka Bakool ee Soomaaliya, oo u dhaxeeyay iyaga iyo ciidamo Itoobiyaan ah. War ka soo baxay al-Shabaab oo lagu faafiyay warbaahinta taageeta kooxdaas ayaa lagu sheegay in weerarku uu ku bilowday qaraxyo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa kadibna uu dhacay dagaal […]
Wasiirka Gaashaandhigga : “Khawaarijta waxay maraayaan heer maalin walba dhexdooda diriraan..”
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in khawaariijta la gaarsiiyay jab xooggan, isagoo tilmaamay in kummanaan ay soo qaldeen lagu khaarajiyay howgallada ka socda dalka. โKhawaarijta Waxaa meel la kala geeyo la layahay dhaawacooda oo ay intooda badan dhameystiraan naftana dhaafiyaan, Waxay waayeen maal badan oo ay shacabka ka baadi jireen, waxaa […]