17 May, 2024
1 min read

Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo ka digtay duufaanta El-Nino.

Shirka todobaadlaha ah ee ay qabato hay’adda Qaran ee maareynta musiiboyinka ayaa maanta waxaa ka soo qayb galay gudoomiyaha hay’ada ka hortaga masiibooyinka qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle. Kulanka ayaa diirada lagu saaray u diyaar garowga xili roobaadka la filayo iyo sidii looga hortagi lahaa imaanshaha El-nino ee la filayo in uu saameyn ku yeesho gobolada […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarunta hawlgalinta ciidanka Qaranka ee Dhuusamareeb

Dhuusamareeb :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Howlgalinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Dhuusamareeb kula kulmay Saraakiisha guutooyinka Gorgor ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ka dhageystay warbixinno ku saabsan dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta. Madaxweynaha oo ka hadlay muhiimadda dagaalka ciidanka xooga dalka iyo dadka Soomaaliyeed ay kula jiraan Khawaarijta […]

1 min read

Musiibada Libya oo keentay in kooxaha cadawga isku ah ay wada shaqeeyaan.

Saamaynta masiibada ah ee ka dhalatay Duufaanta Daniel ee bariga Liibiya ayaa mideysay kooxaha iska soo horjeeda. Liibiya waxa maamula kooxo iska soo horjeeda – Dawladda Midnimada Qaran ee caalamku aqoonsan yahay ee galbeedka (GNU), iyo baarlamaanka, oo loo yaqaan Golaha Wakiilada, ee bari. Markii xaaladu faraha ka baxday , waxaan aragnaa tusaalooyin qaar oo […]

1 min read

Horjooge ka tirsanaa khawaarijta oo isku dhiibay Ciidanka xoogga dalka.

Horjooge, Xasan Musdhaf Dhaayoow oo loo yaqaanno (Shiniyey ) ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee uu fadhigoodu yahay deegaanka Goof-gaduud Buurey ee gobolka Bay. Horjooge Dhaayoow ayaa tababar kusoo qaatay degmada Jilib ee gobalka Jubbada dhaxe, wuxuuna ka tirsanaa Maxadka isqarxinta khawaarijta ee degmada Bu’aale. Horjoogayaasha iyo malleeshiyaadka khawaarijta ayaa muddooyinkan […]

1 min read

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo soo xiray kal-fadhiga Saddexaad ee golaha shacabka.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa 23-aad ee Golaha Shacabka. Kulanka oo ajandihiisu ahaa ansixinta Hindise Sharciyeedka Qaxootiga iyo Magangelyo-doonka Soomaaliya iyo hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS ayaa waxaa ogolaaday 134-Xildhibaan, waxaa diiday,1 Mudane, waxaa ka aamustay 6-Xildhibaan. […]

1 min read

Maxkamadda Ciidanka oo dil ku xukuntay xubin ka tirsanaa khawaarijta.

Maxkamadda darajada koobaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle, Xamsa Jeylaani Cabdullaahi oo ka tirsanaa khawaarijta. Xamsa ayaa horay u dilay taliyihii Ciidanka nabad sugidda deegaanka Buufoow bacaad ee gobolka Shabeellada hoose Xasan Cusmaan Cali, markii uu gaarigiisa u geliyay miino nooca gaadiidka lagu xiro ah. Dhagar […]

1 min read

Alshabaab oo weear ku bilowday qaraxyo ka geysatay firiisin ciidamda Dowladu ku leeyihiin Dayniile.

Baabuur  ay saarnaayeen walxaha qarxa ayaa  lagu weeraray xero Ciidanka Boolis militaaro ay ku leeyihiin  degmada Dayniile. Dad  Goobjoogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay  inay arkeen baabuur  qaraxyo laga soo buuxiyay hal mar lagu dhuftay xerada ay ciidanka degnaayeen, waxaana qaraxa kaddib halkaasi ka bilaabatay rasaas ay ridayeen ciidanka ku sugan Xerada Lama soo sheegin […]

1 min read

Al-Shabaab oo qarxiyay ceelka ugu weyn degmada Ceel-Garas iyo booyad biyo siday.

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel-Garas ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in kooxda Al-Shabaab ay qarxiyeen ceelka ugu weyn ee ku yaala Ceel-Garas. Wararka ayaa sheegaya, inay sidookale qarxiyeen booyad biyo u siday dad shacab ah. Qaar kamid ah mas;uuliyiinta Galmudug ayaa BBC-da u sheegay in al-shabaab ay miino ku xireen dhowr goobood oo ka […]