September 13, 2023
Ciyaaryahan Achraf Hakimi oo ka hadlay dhul gariirkii saameynta badnaa ee ka dhacay dalkiisa Morocco.
In kabadan 2800 oo qof ayaa ku dhintay kadib markii dhulgariir cabirkiisu yahay 6.8 uu ku dhuftay Morocco habeenkii Jimcaha. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Morocco, ahaana daaficii hore ee kooxda Real Madrid ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay dhulgariirka. “Waxaan ku jirnaa waqti adag dhammaan muwaadiniintayada walaalaha ah. Waxaa la joogaa waqtigii aan […]
Ciidamada ATMIS oo war ka soo saaray nin ay ciidamadu dileen iyo askari laga dhaawacay
Howlgalka midowga Afrika ee kumeelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed kasoo saaray dhacdo dhowaan ka dhacday halka laga galo xerada Xalane. Ciidamada ATMIS ayaa dilay nin dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu doonayay in uu si xoog ah ku galo xerada Xalane. Waxa ay sheegeen in uu toorrey ku weeraray askari la sheegay in […]
Hay’adda NISA oo shaacisay magacyada iyo sawirada Horjoogeyaal Khawaarij ah oo lagu dilay hawgalladii ugu dambeeyey.
Muqdisho::-Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa shaacisay magacyada iyo Sawirada qaar ka mid ah horjoogeyaashii Khawaarijta ee lagu laayay hawlgalladii ugu dambeeyay oo ay fuliyeen ciidanka Qaranka, geesiyaasha deegaanka iyo Saaxiibada Caalamka. Sirdoonka Soomaaliya waxa uu si dhaw ula socday dhaq-dhaqaaqyada iyo xogta horjoogeyaasha hadda la dilay iyo kuwa kale ee wali […]
10 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta oo shabeelaha dhexe lagu dilay.
Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa Gumarka Cosobow Cali oo hoos taga degmada Ruundhirgood ee gobalka Shabeellaha dhexe ku dilay ku dhowaad 10 ka tirsan Khawaarijta oo doonayey inay weeraraan geesiyaasha dadka deegaanka ee dagaalka kula jira Khawaarijta ee ku sugan degmadaas. Sidoo kale ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka ayaa ku guulaystay iny ku burburiyay […]