27 Jul, 2024
1 min read

Dibadbaxyada lagu dalbanayo sii daynta Sheegow oo sii fidaya!!!

Beledweyne: Bannaanbaxyo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu dalbanayey sii daynta sarkaal ka tirsanaa ciidanka oo laamaha amnigu qabteen ayaa ku fiday meel ka baxasan Muqdisho.Dibadbax ayaa maanta laga soo sheegay magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar ee maamul goboleedka Hirshabelle. Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan, taageerayaasha Sheegow Axmed Cali ayaa ku maray waddooyinka socod ay […]

1 min read

Duufaan, roobab, daadad iyo dhulgariir ku wada dhuftay qaybo ka mid ah Maraykanka.

Xarunta Duufaanada Qaranka ee Mareykanka ayaa sheegtay in duufaanta lagu magacabo Hilary ay hadda u dhaqaaqday dhanka koonfurta gobolka Maraykanka e California. Xarunta NHC ayaa sheegtay in dabaylaha duufaantu ay ku socdaan xawaare gaaraya 50 mayl saacaddiiba (85km/h), waxaa laga digayaa “musiibo iyo halis nafeed” oo ay keenaam daadad ay u badan tahay in ay […]

1 min read

DEGDEG: Ciidamda Qaranka oo magaalda Wabxo kala wareegay Al-Shabaab.

Dhuusamareeb :- Ciidanka Qaranka oo kaashanaya ciidamada shacabka deegaanka ayaa goor dhaw si buuxda ula wareegay magaalada Wabxo ee gobolka Galgaduud oo ah goob aad u muhiim ah. Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta dowladda FS mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa xaqiijiyey in ciidamadu ay si buuxda ula wareegeen magaalada Wabxo iyo deegaano kale, kuwaas oo […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo waxgaradka Galmudug kala hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Dhuusamareeb : Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas’uuliyiinta heerarka kala-duwan ee dowladda ku matala Galmudug si loo dar dar geliyo abaabulka howgalka billowday ee dhammeystirka wejiga koowaad ee xoreynta dalka. Kulamadaas oo ay sidoo kale ka qaybgaleen madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo […]

1 min read

Haweeney aan Muslim ahayn oo loo haysto in Daacishta Soomaaliya ay u qorto ragga ku biiraya.

Haweeney 34 jir ah ayaa lagu eedeeyay falal argagixisanimo waxaana lagu wadaa in maanta la soo taago maxkamad ku taal magaalada Nairobi. Zuena Nakhumicha Machabe ayaa bishii Juuly laga soo qabtay xadka ay wadaagaan dalalkaTanzania iyo Zambia, iyadoo baxsad ka ah booliska Kenya. Waxaa lagu eedeeyay in ay rag badan u qortay Daacishta Soomaaliya gaarahanana […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud

Muqdisho :- Taliyaha ciidanka xoogga dalka janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud. Taliyaha ciidanka xoogga  ayaa kormeeray furimaha hore iyo difaaca ciidamada ee magaalada Galcad isagoo kula dardaarmay in jihaadka ay Khawaarijta kula jiraan ay si adkeeyaan Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa […]

1 min read

Ciidamada dowladda oo burburiyay fariisimo Al-Shabaab ku lahayd dhulka howdka ah ee hoostaga Run-nirgood iyo Galcad.

Muqdisho :-Ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Guutada Khaalid Binu waliid  ayaa burburiyay fariisimo dhulka miyiga ah ay  ku lahayeen Khawaarijta Naf la caariga ah Taliyaha Guutada Khaalid Binu waliid Maxamed Dhagaweeyne oo hoggaaminyay howlgalkaan sifaynta ah ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in dhulka howdka ah ee hoostaga dagmooyinka Run-nirgood, Galcad i ay ku burburiyeen fariisimaha […]

1 min read

Bulshada Degmada Cabudwaaq oo ku biiray howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo Galmudug

Muqdiso :-Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka qaataan dagaalka khawaarijta looga xoraynayo guud ahaan d alka si gaar ah deegaanada Galmudug. Bulshada soomaaliyeed oo fahamay dhagaraha ay khawaarijtu uga been sheegi jirtay ayaa hadda go’aansaday in qeyb weyn ay ka qataan […]

1 min read

Shirka xisbiga Kulmiye ee Burco ka socda iyo waxa laga filayo.

Maanta ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo shalay ka furmay magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Wararka laga helayo shirka Kulmiye ayaa sheegaya in la filayo in kulanka musharrax madaxweyne loogu dooran doono madaxweyneha Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, halka madaxwyne ku […]