1 min read

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo gaaray Degmada Galcad ee gobolka Galgaduud

Muqdisho :- Taliyaha ciidanka xoogga dalka janaraal Ibraahim Sheekh Muxyadiin iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Taliyaha ciidanka xoogga  ayaa kormeeray furimaha hore iyo difaaca ciidamada ee magaalada Galcad isagoo kula dardaarmay in jihaadka ay Khawaarijta kula jiraan ay si adkeeyaan

Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa maalmahan socdaal ku tagayay furumaha hore ee ciidan dowladda ay ku baacsanayaan khawaarijta si loo dhiirigeliyo howlgallada ciidamada kawadaan degaanada katirsan Galmudug iyo Hirshabeelle.