27 Jul, 2024
1 min read

Xulka Gabdhaha kubadda cagta Morooko oo guushii ugu horreeyay ee koobka aduunka gaaray.

Morooko ayaa guusheedii ugu horreysay ee tartanka kubada cagta gabdhaha ee koobka aduunka heshay, kaddib markii ay afka ciida u dartay xul ka gabdhaha ee Kuuriyada Koonfureed. Ibtissam Jraidi ayaa madaxa ugu dhalisay goolkii ugu horreeyay ee xulka kubadda cagta Morooko ay ka dhaliyaan koobka aduunka, iyadoo ku hubsatay goolka kooxda Kuuriyada Koonfureed daqiiqadii lixaad. […]

1 min read

Dagaal culus oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhaba (Xogta dagaalkaas).

Faah Faahino ayaa ka soo baxaya weerar ay Xybno ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen deegaanka Goofgaduud buurey oo qiyaastii 30 KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Wararka ayaa sheegaya in halkaas uu dagaal ku dhexmaray ciidamada Militarida Dawlada Federaalka oo kaashanaya kuwa Maamulka Koofur galbeed iyo Al-Shabaab. Dagaalka ayaa socday Muddo […]

1 min read

Guddiyada Xeer hoosaadka labada Golle ee Baarlamaanka JFS oo kulan wadajir ah yeeshay.

Muqdisho ;-Guddoomiyaha Guddiga Xeer-hoosaadka Aqalka Sare Senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim (Xaabsade) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa shir guddoomiyay kulan wadajir ah oo ay maanta yeesheen xubnaha Labada Guddi. Kulanka oo ku saabsanaa kala warqaadasho, iskaashi iyo xoojinta xiriirka shaqo ee labada Gole ee Baarlamaanka, ayaa sidoo kale […]

1 min read

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshad oo la kulmay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya

Muqdisho :-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed  Cilmi  Ibraahim ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Wafaa ElFadil Saeed . Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada iyo Hay’adda UNICEF ayaa kulan lagu xoojinayo wadashaqeynta labada dhinac, dardar gelinta howlaha taakuleynta qoysaska Nugul iyo ka hortagga Macaluusha carruurta […]

1 min read

Madaxweyne Putin oo sheegay in Ruushku aanu diidanayn wada hadallada nabada

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay inaanu diidanayn fikradda wada hadallada Ukraine. Isagoo ka hadlayay kulan uu hogaamiyayaasha Afrika kula lahaa magaalada St Petersburg ayuu tilmaamay in soo jeedinta Afrika iyo Shiinaha ay aasaas u noqon karaan in nabad la helo. Laakiin Mr Putin waxa kale oo uu sheegay inaanay jiri doonin xabad joojin inta […]

1 min read

Kenya oo ku amartay mas’uuliyiinta dowladda in aysan safar dibadda ah iska aadi karin marka ay doonaan.

Madaxweyne Ruto ayaa soo saaray hab-raacyo cusub oo loogu talagalay mas’uuliyiinta dowladda.. War qoraal ah oo uu kasoo saaray madaxa shaqaalaha Felix Koskei, safarka dibadda ee dhammaan saraakiisha dowladda waxaa lagu xaddiday safarrada badan iyadoo laga dhigay ugu badnaan 45 maalmood sanadkii. Waxaa intaas dheer in aan mas’uuliyiinta safarka u baxaya aysan dalka ka maqnaanin […]

1 min read

Shirka isku-duwidda howlaha Caafimaadka oo ka furmay Muqdisho.

Muqdisho:-Kulanka seddax biloodlaha ah ee isku duwdida howlaha caafimaadka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka Soommaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada muqdisho,waxana looga hadli doonaa horumarinta Caafimaadka dalkee. Shirka waxaa furay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliyo Dr Guuleed Cabdijaliil Sh. Cali waxaana ka soo qeybgaley Agaasime waaxeedyada Wsaaradda […]

1 min read

Kulan looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Degmada Beledxaawo ee gobolka Gado.

Muqdisho :-Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa ka warbixiyey Kulan looga hadlayey amniga deegaanada xuduudka ku yaala ee gobolka Gedo ka oo dhacay degmada Beledxaawo. Kulanka uu shir guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka jubbaland Maxamuud Saydi Aadan ayaa looga hadlay wada shaqeynta iyo iskaashiga  ciidamada,sugida amniga degaanada katirsan gobolka Gado iyo […]

1 min read

Saraakiil ku eedaysan Musuq-maasuq oo markii labaad la horgeeyay maxkamadda G/Banaadir.

Muqdisho:-Maxkamada gobolka Banaadir ayaa markii labaad dhageysaneyso dacwada loo heysto sarakiil katirsan hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku eedeysan Musuq maasuq. Afartaan eedeysane oo maxkamadda Malintii labaad ay dhageysaneyso dacwadooda ayaa lagu kala magacaaba,Cabdulaahi Maxamuud Osoble, Cumar Macalim Nuur, Saabir Xasan Cabdinuur, Aadan Maxamed Cabdi oo dhamaan loo haysto xatooyo xoollo dadweyne oo lagu […]