1 min read

Qaranka iyo Dhuxusha Deriska.!!!

Heerarkii uu soo maray heshiiskii somalida iyo Halka uu u socdo.(F.S:1aad)

1.waxa ay aheyd Laama Geedku waa naga wada dhexeeyaan, Ninba Laantii uu doono Ha harsado, Geedkana aan wada harsano. Waxaa xogay.

2. Geedkaa naga wada dheexeeyo, Laakin, Ninba Laantiisa kaligii ha harsado isaga ayeey u gaar tahay.

3. Geedkaa naga dhexeeyo, Laakin Laanteydu Aniga ayeey ii gaar tahay, kuwa kalena waan kula leeyahay.

4. Ninba laantiisa ha goosto, Geedkii oo qalal ah aan ka tagno.

5. Deriska ayaa u diyaar garoobay in inta Geedka ka hartay ay dhuxul ka shitaan.

Qore:Yahya Amir