27 Jul, 2024
1 min read

Ra’iisal wasaare Xamse oo la kulmay madaxweynaha Tanzania

Daaresalaam:- Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalay shir madaxeedka Afrika ee horumarinta awoodda Aadanaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Tanzania Samia Suluhu Hassan, kaas oo ay uga wada hadleen xoojinta xiriirka qotoda dheer iyo iskaashiga dhaqaale iyo ganacsi ee u dhaxeeya labada dal. Ra’iisul wsaare […]

1 min read

Dowladda Talyaaniga oo Soomaaliya ka caawinaya ka jawaabista xaaladaha degdegga ah

Roma :- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda dowladda FS mudane Abshir Cumar Jaamac (Haruuse) iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Talyaaniga ahna wasiirka arrimaha dibadda dalkaas Antonio Tajani ayaa heshiis iskaashi iyo caawinaad Soomaaliya la siinayo ku kala saxiixday magaalada Rome ee caasimadda dalkaas. Heshiiskan ayaa salka ku haya in Talyaanigu Soomaaliya ka caawiyo ka jawaabista xaaladaha […]

1 min read

In ka badan 60-ka tirsan Ajaanib iyo Al-Shabaab oo lagu dilay hawlgal ka dhacay gobolka Bay.

Baydhabo :- Hawlgal qorshaysan ay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo daraawiishta Koofur Galbeed ka fuliyeen deegaanka Ceel-dhuun oo hoos taga Goof-gaduud Buurey ee gobolka Bay ayaa lagu laayey maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab oo tiradoodu gaarayso 60-ruux. Bayaan ka soo baxay wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta dowlad goboleedka Koofur Galbeed ayaa lagu sheegay […]

1 min read

RW Xamse oo hadal ka jeediyey madasha shir madaxeedka Daaresalaam

𝗗𝗮a𝗿𝗲s𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺 :- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyay maanta shir madaxeedka Afrika ee horumarinta awoodda Aadanaha ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ahmiyad gaar ah siisay arrinta mowduuca shirka, oo ay si xooggan u maalgelisay waxbarashada dalka. Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in iyadoo ay jiraan caqabado […]

1 min read

Maamulka Puntland oo ka hadlay sababta Garowe looga celiyay guddoomiye Sacdiyo

Wasiirka warfaafinta maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo maanta shir jaraaid u qabtay waarbaahinta ayaa ka hadlay sababta ay dowlada Puntalnd u celisay diyaarad ay la socdeen Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya, Sacdiya Yaasiin Samatar iyo wefdi ay hoggaamineysay. Wasiirka ayaa yiri ”Horta Sacdiya Salaad waa madax, madaxdana nidam ayay ku socdaan ee iskama socdaan.Waa in […]

1 min read

Dowlaada Soomaaliya oo cadaysay sababtii ka dambaysay shilkii garoonka Aadan Cadde ee diyaaradii Halla.

Dawladda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay baaris horudhac ah oo ku saabasan sababbaha keenay shilkii garoonka Adan Cabdulle ay ku gashay diyaaradda Hala  tobankii Bishan. Baarista ayaa sheegtay in ay ka jirtay dhabbaha diyaaraduhu ku cararraan dabeyl xoog leh oo ah nooca loo yaqaano dabeysha wareegta. Shilkaas waxa ku dhaawacmay dhawr qof, waxana duulimaadku ahaa mid […]

1 min read

Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka oo maanta wareejiyay heshiisyadii ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaranka.

Muqdisho :-Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka xildhibaan,  Xuseen Iidow ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay Guddiga Madaxa banaan ee dib u eegista iyo hirgelinta Dastuurka nuqullada heshiisyadii Golaha wada tashiga Qaran iyo afarta cutub ee Dastuurka ugu horreeya oo kala ah, baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cutubka , xuquuqda Asaasiga […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo la Kulmay Dhigiisa Dalka Seerbiya.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed iyo Wafti Saraakiil ah oo uu hoggaaminayo, aya gaaray Magaalada Belgrade ee caasimada dalka Seeriya, halkaas oo uu safar shaqo u joogidoona mudo 4 casho ah, taliyaha iyo waftigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socday safaarada Soomaliya ee Seerbiya, sidoo kale taliyuhu wuxuu la kulmay, Danjiraha Soomaaliya u […]