23 Apr, 2024
5 mins read

Muxuu yahay erayga ku qoran baasaboorka Soomaaliya ee muranka dhaliyey?

“Bal waxaad is weydiisaan dowladda Soomaaliya iyo Soomaali, meesha ‘sex’ maxay uga guureen oo ay ‘Gender’ u qaateen,” su’aashan waxaa dad uu ka hor hadlayey usoo bandhigay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dood ka qaba eray bixinta ‘gender’ oo ku qoran baasaboorka Soomaaliga. Baasaboorrada ay dowladuhu u sameeyaan muwaadiniintooda si ay ugu safraan iyo aqoonsiyada […]

1 min read

Ciidamada dowladda ee ku sugan Galcad oo lagu wareejiyay xoolo.

GALCAD:-Ciidamada xoogga dalka ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka ayaa maanta lagu xoolo nool oo lagu dhiiragalinayo oo ka timid haweenka Soomaaliyeed. Muno C/qaadir Hooleey oo mid ah Haweenka Soomaaliyeed ayaa xoollo lagu dhiirigelinayo ku wareejisay Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan Magaalada Madagawaa ee Gobolka Galgaduud. Muno oo deegaan ahaan […]

1 min read

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD.

Muqdisho, :-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene ayaa kulan wax ku wax ku ool ah kula qaatay magaalada Jabuuti, Xoghayaha Guud ee Urur Goboleedka IGAD, Mudane, Dr Workneh. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta iskaashiga ku saabsan barnaamijyada horumarineed kuwaasoo gacan ka geysanaya horumar dhaqan-dhaqaale, iyo sidoo kale kor u qaadista […]

1 min read

Wasaaradda Howlaha guud oo wadda Qorshe Warshado looga dhisayo meelo ka baxsan magaalada Muqdisho+Video

Muqdisho :-Wasiirka wasaaradda howlaha guud & dib u dhiska iyo guriyeynta Soomaaliya ayaa sheegay in ay waddaan qorshayaal looga dhisayo Warshado meelo ka baxsan caasimada Muqdisho. Wasaaradda howlaha guud ayaa wadda istaatijiy cad oo ay ku doonayso in ay ku hirgaliso xaruumo loogu tala galay in laga dhiso Warshado wax soo saar oo u yeesho […]

1 min read

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga oo la waysanaa oo soo hadlay.

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in “hargab xun” oo haleelay ka hor istaagtay inuu ka qeyb qaato mudaaharaadyadii socday saddexda maalmood ee uu ku baaqayay oo looga soo horjeedo qiimaha maciishada iyo canshuur kordhinta. “Ma ahan qasab in madaxda mucaaradka lagu arko waddooyinka,” ayuu Mr Odinga u sheegay mid ka mid ah TV-yada […]

2 mins read

Somali Parliament Speaker Extends Condolences on the Demise of Lawmaker Abdirahman Mohamed Omar.

Mogadishu The Speaker of the Somali Parliament expressed profound grief and heartfelt condolences to the family and friends of the late Abdirahman Mohamed Omar (Jubba), who tragically passed away last night in Nairobi. The nation mourns the loss of an esteemed lawmaker, leaving a void in the hearts of his constituents and colleagues. The news […]

1 min read

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland oo la kulmay Ururada Bulshada iyo odoyaal kale.

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulamo wadatashi ah la qaatay qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka iyo Odayaasha Dhaqanka ee ka soo jeeda deegaanada Dowladd Goboleedka Koofur galbeed. Kulankaasi waxaa dhinacyadii ka qeybgalay ay isku dhaafsadeen tallooyin ku saabsan habka sooyaalka wadahadallada iyo muhiimadda […]

1 min read

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo geeriyooday.

NAIROBI — Xildhibaan Cabdiraxman Maxamed Cumar (Jubba) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida xildhibaanka ayaa waxaa xaqiijiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabaka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo qoraal tacsi ah soo dhigay bogga golaha shacabka ee facebook. Wararka ayaa sheegaya in xildhibaan Jubba […]

1 min read

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la dhaqangaliyo qaraarka ku saabsan ka-hortagga nacaybka Diimaha.

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa shalay muujiyay taageerada uu la garab taagan yahay bulshada Muslimiinta caalamka,kadib kulankisa Kooxda Safiirada ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC). Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay  waxa uu muujiyay in si buuxda loo dhaqangaliyo Qaraarka Golaha Xuquuqda Aadanaha ee ka-hortagga nacaybka diimeed ,kaas oo uu tilmaamay in uu horseedayo […]