20 May, 2024
1 min read

Ciidamada Xoogga oo deegaanka Jameeco ee gobolka Bay ku dilay 15 ka mid ah Al-Shabaab.

Muqdisho :-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku burburiyay jidgooyo iyo xarun Khawaarijtu ku la hayd deegaanka Jameeco ee gobalka Baay, halkaas oo ah goob ay doonayeen in ay ku cuna qabateeyaan Shacabka ku nool Gobalkaas. Hawlgalkaan oo dhacay maqribnimadii caawa ayaa lagu dilay maleeshiyaad gaaraya 15 khawaarij ah kuwaas oo ay ku jiraan saddex Horjooge. […]