18 May, 2024
1 min read

Maamulka Puntland oo soo saartay Amaro la xiriira Amniga Magaalada Garowe.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ayaa qabaty looga hadlay amniga  ee Puntland, gaar ahaan Amniga Magaalada Garowe ee Caasumadda Puntland, waxaana intii shirku socday looga wada hadlay xaaladda Amniga Guud ee Puntland, ku dhaqanka xeerka Amniga Caasumadda oo baarlamaanku meelmariyey. Shirka ayaa intii uu socday waxa ka qaybglay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka […]

1 min read

Ciidamada Kumaandooska Danab iyo Gorgor oo howlgal ka sameeyay deegaanno hoostaga Galcad.

Ciidanka sida gaarka u tababaran ee  kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab iyo Gorgor ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu baacsanayo kooxda khawaariijta ee Alshabaab ka sameeyay deegaannada iyo dhulka howdka ah ee hoosyimaada dagmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Deegannada ay ciidamadu howlgalka ka seemeeyeen waxaa ka mid ah Ceel xaaji, Ceel timir,  Ceel Cali Afrax  iyo […]

1 min read

Turkey oo sheegtay inaan lagu cadaadi karin inay Sweden u ogolaato NATO.

ANKARA — Turkey ayaa Talaadadii ka digtay inaan lagu cadaadin karin inay taageerto isku dayga ay Sweden ku dooneyso inay ugu biirto NATO, waxayna sheegtay inay weli qiimeyneyso in soo-gelitaanka dalka Nordic-ga ay caawin doonto ama dhaawici doonto isbaheysiga. Hadallada Wasiirka Arrimaha Dibedda Turkey Hakan Fidan ayaa yimid laba maalin kahor inta aanu dhiggiisa Sweden kula […]

1 min read

Wasiirka cadaaladda oo ka hadlay la dagaallanka musuqmaasuqa.

Muqdisho:- Wasiirka Cadaaladda iyo dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Macallim Maxamuud ayaa sheegay in qorshaha la dagaallanka musuq maasuqa ee dowladdu uu marayo meel wanaagsan. Wasiirka ayaa sheegay in guddiga la dagaallanka musuqa uu yahay mid dastuuri ah dhismahiisuna uu haatan socdo, lana hor geeyn doonno golaha Wasiirrada iyo Baarlamaanka si loo meel mariyo, […]

1 min read

Sirdoonka Turkiga oo sheegay inaay burburinyeen unug ka mid ah Mossad.

Warbaahinta Turkiga ayaa sheegtay in ciidamada sirdoonka, Turkiga ay ku guuleysteen inay burburiyaan unug la ka tirsanaa sirdoonka Isra’iil ee Mossad, oo ku sugnaa Istanbuul. Unuggaan ka tirsanaa Sirdoonka Isra’iil, ayaa sida warka lagu sheegay loo tababaray inuu xog uruurin ka sameeyo qaar ka mid ah hay’adaha Carabta ee deggan Istanbuul, dadka la qabtay ayaa […]

2 mins read

Dowladda oo ciribtireysa cudurka ugu xun ee curyaamiya dhismaha Dowladnimada (Warbixin).

Masuq-maasuqu waa aafo dilootay Dowladnimada iyo cudurka ugu xun ee dumiya qaab-dhismeedkeeda hay’adeed, falcelin xun oo kan sameeeyaa u haysto tallaabo u hiilineysa horumarkiisa noloeed,balse ah go’aan mugdi gelinaya mustaqblkiisa adduun iyo Aakhiro. Soomaaliya oo dhaqankan tuuganimada ah dhibaato ku hayay muddo dheer ayaa qaadeysa tallaabooyin ka dhan ah kuwa caadeystay xatooyada xoolaha dadweynaha. Madaxweynaha […]

1 min read

Al-Shabaab oo weeraray saldhig ay dhowaan wareejiyeen ATMIS

Maleeshiyaadka ururka Al-Shabaab ayaa weeraray degaanka Geriley oo ka mid ahaa saldhigyadii toddobaadkii hore ay wareejiyeen ciidamada Kenya ee ATMIS. Weerarka ayaa dhacay gelinkii dambe Talaadada, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen VOA. Degaanka Geriley oo ka tirsan gobolka Gedo ayaa la sheegay inay weli gacanta ku hayaan ciidamada Jubaland iyo kuwa xoogga dalka. Ilaa hadda […]

1 min read

Maamulka Hirshabeelle oo bilaabay Xalinta khilaaf ka taagan Xadka Hiiraan& Shabeelada Dhexe.

Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Dawlad Goboleedka Hirshabelle C/raxmaan Daahir Guure  Karoore  oo ay wehlinayaan Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Hirshabelle C.raxiin Ciise Cadoow , Wasiirka dib u heshiisiinta Maamulka Hirshabelle C/Laahi Maxamed Cumar’  Wasiirka Gadiidka & Duuliska Muuse Salaad iyo xubno kale  oo ay ku jiraan Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Hirshabelle ayaa gaaray Ceel […]