19 May, 2024
6 mins read

Warbixinta Toddobaadlaha ee ay soo saarto Dowladda Federaalka Soomaaliya

– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabadda Ciidul Adxa shacabka la hadlayey ayaa dul istaagey caqabadaha curyaamiyey nolosha dadka oo musuqmaasuqa ugu horeeyo. 2- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqey shacabka inay garab istaagaan qorshaha dowladda ee la dagaalanka Khawaarijta iyo musuqmaasuqa. Madaxweynaha waxaa uu hadalkaasi […]

3 mins read

Golaha Ammaanka oo ansixiyey qorshe ATMIS looga saarayo Soomaaliya.

NEW YORK — Golaha Ammaanka QM ayaa Talaadadii lix bil cusbooneysiiyey ogolaanshaha joogitaanka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya, balse ansixiyey qorshe si tartiib ay uga baxayaan dalka illaa ay ka wada dhammaadaan. Ciidamada Midowga Afrika, oo mar horeba billaabay ka bixitaanka Soomaaliya, ayaa waxaa la siiyey illaa dhammaadka September, si ay dalka uga saaraan 3,000 oo […]

1 min read

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Lugta oo ciidanka xoogga kula ciiday Janaale.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga dalka Sareeyo Guuto Axmed Aadan Cali ayaa deegaanka Janaale kula ciiday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka. Wasiir Cabduqaadir oo ciidamada xoogga dalka gaar ahaan guutada 14ka October la hadlayay ayaa ku booriyay inay dardargeliyaan howlgallada dalka […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in laga hortago weerarada Al-Shabaab & musuq maasuqa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeeyey maalmahan barakaysan ee ciidda Carafo. Madaxweynaha ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay taageeraan qorshaha dowladda ee la-dagaallanka Al-Shabaab iyo musuqmaasuqa, waxa uuna ku adkeeyey in […]

1 min read

Madaxweyne Cali Guudlaawe ”Maanta sinabad ah ayaa looga Ciiday degaannadii laga saaray Al-Shabaab”

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta salaada ciida boqolaal shacab iyo mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulka  kula dukaday Masjidka Madaxtooyada Hirshabeelle. Madaxweynaha ayaa Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Dadka Hirshabeelle ugu hambalyeeyay farxada munaasabada Ciida Carafo isagoo Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay is caawiyaan isu naxariistaan isna garabsadaan. Madaxweynaha ayaa si gaar ah ugu hambalyeeyay Ciidamada […]