1 min read

Soomaali ku xayirantay Mustalifa iyo wixii ay la kulmeen.

Waxaa soo badanayay cabashada xujayda Soomaalida ee tagta Maka, Sacuudiga, kuwaas oo badanaa la kulmo caqabado ay kamid tahay adeeg xumo si ka duwan sidii filashadu ahayd, taas oo dhib badan gaarsiisa dadka xujeyda ah.

Waxaannu la hadalnay mid ka mid ah xujeyda Soomaalida ah oo xalay ku xayirmay buurta Musdalifa, halkii ahayd in halkaas laga qaado oo ay kabcada ku tukadaan saakay, waxayna ku qasbanaadeen inay soo lugeeyaan ilaa 20 kiilo mitir.