26 Sep, 2025
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur+Sawirro

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weyneynayo Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii doonka dalkeenna, ayaa maanta ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah xusuusaha halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga. Munaasabadda ubax dhiga waxaa sidoo kale ku sugnaa ma’uuliyiin kartisan dowladda,waxana maanta ay ku beegantahy […]

1 min read

Wasiir Xasan Xuseen ’’Dhoofinta Xoolaha Nool waxaa nooga faa’iido badan Mashruuca Dhoofinta Hilibka..”

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay),oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa Sheegay in wasaaraddu ay da’daal badan ku bixineeyso sidii looga faa’iideysan lahaa dhoofinta Hilabka xoolah, oo sida uu sheegay ka faa’iido badan dhuufunta xoolaha Nool. ’’Dhoofinta Xoolaha Nool waxaa nooga faa’iido badan Mashruuca Dhoofinta […]

1 min read

Cabashooyin laga muujinayo dilal iyo barakac ka dhacay Deegaano ka tirsan Soomaalida Itoobiya.

Qaar kamid ah shacabka ku nool gobollada qaar ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ka cabanayaa qaabka dowladdu u maareyso xalinta isku dhaca beelaha deegaanada qaar iyo arrimo kale. Dadka magaalada Wardheer ayaa ka cabanaya in laga barakiciyay deegaanno hoos yimaada maamulkaasi, sida uu BBC-da u sheegay Xasan Daahir oo ka mid ah waxgaradka gobolka […]

1 min read

Ciidamada ammaanka oo la wareegay guri saldhig u ahaa Al-Shabaab Hoobiyaha ku soo weerarta Muqdisho.

Ciidanka Amaanka gaar ahaan ciidamada howlgalka Ciiltire oo ka kooban Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Ciidanka Booliska ee sida Xoogga Dalka u tababaran oo iskaashanaya ayaa waday howlgallo lagu xaqiijinayo amaanka Caasimadda iyo Nawaaxigeeda, iyada oo la sugayo Amniga iyo badqabka Ummadda ee maalmaha Ciida iyo toddonbaadka xorriyadda. Kooxda khawaarijta […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Lama inkiri karo la dhibaatooyinka ay soo mareen dadka Soomaaliyeed iyo dhaawacyada gaaray midnimada..”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Munaasabadda xuska sannad-guurada 63-aad ee markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada Waqooyi ee dalka ayaa xusay qiimaha taariikhiga ah ee ay ka tarjumeyso maalintan oo ku suntan midnimo iyo Soomaalinimo. Madaxweynaha ayaa sheegay in aan la […]