1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur+Sawirro

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo weyneynayo Todobaadka Xorriyadda, midnimada iyo geesiyaashii naftooda u huray halgankii doonka dalkeenna, ayaa maanta ubax dhigay Taallada Dhagaxtuur oo ka mid ah xusuusaha halgankii dadka Soomaaliyeed ay iskaga dulqaadeen heeryadii gumeysiga.

Munaasabadda ubax dhiga waxaa sidoo kale ku sugnaa ma’uuliyiin kartisan dowladda,waxana maanta ay ku beegantahy sanad guuradii 63- aad ee xornimada gobollada Waqooyi ee dalka.