22 Sep, 2025
1 min read

Kooxda Napoli oo ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga.

NAPOLI — Kooxda Napoli ayaa markii ugu horreysay muddo 33 sannadood ah ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga ee Seria A, kadib markii ay Khamiistii barbardhaca 1-1 ah la galeen Udinese, waana markii saddexaad oo ay ku guuleysato horyaalka dalkaas. Guushii Napoli ayaa soo afjartay sugitaankii dheeraa ee ay magaaladu sugeysay koobka Scudetto tan iyo markii uu laacibkii […]

1 min read

GW oo ansixiyey heshiish Iskaashi oo ay galeen Soomaaliya iyo Kenya.

Golaha Wasiirrada oo soo bandhigay in 70% hoos loo dhigay weerarradii ay Khawaarijtu ka geysan jireen dalka. Muqdisho, Maajo 04, 2023; Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo lagu lafa-guray guulaha ay […]

3 mins read

Ruushka oo Maraykanka ku eedeeyey weerarkii Kremlin-ka.

Ruushka ayaa Khamiistii ku eedeeyey Maraykanka inuu ka dambeeyey weerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu qaaday aqalka madaxtooyada Ruushka ee loo yaqaan Kremlin. Moscow ayaa sheegtay in ujeedada weerarkaas looga dan lahaa ay ahayd in lagu dilo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Hase ahaatee Washington iyo Kyiv ayaa labaduba beeniyey inay wax lug […]

1 min read

Mas’uuliyiin sare oo Mareykan ah oo booqday makhaayadda Afro Deli.

SAINT PAUL:- Douglas Emhoff, oo ah sayga ama xaajiga madaxweyne ku-xigeenka dalka Maraykanka Kamala Harris iyo madaxa hay’adda ganacsiyada yaryar ee Maraykanka Isabella Casillas Guzman ayaa booqday makhaayadda Afro Deli ee ku taalla magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota. Makhaayaddan oo uu leeyahay ganacsade Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa booqashadeedu timid kadib markii dhowaan uu ganacsadahani […]

1 min read

Bandhiga Buugaagta ee Afka Soomaaliga iyo Fanka iyo suugaanta Sweden

Waxaa Maalinta Axadda oo  bisha may tahay Toddobada May saacada (KL 13:00 ) ka dhicidoona Blå Stället  Angered Centrum/Gothenburg Sweden Bandhig Buugag iyo Mid Faneed (Ciyaaro-Heeso) Galitaankuna wuxuu u furanyhay oo lagu soodhawayndoonaa dadweeynaha kunool magaalaad Göteborg. Jadwalkuna wuxuu u dhacayaa sida hoos kuxusan: Somaliska Kultur och Bokmässa 7 maj 2023  kl-13:00 Program 1. 14:00-14:20 […]

2 mins read

Famine still stalks Somalia By Ayenat Mersie

[1/3] Internally displaced Somali children gather outside their makeshift shelters at the Ladan camp for internally displaced people (IDP) in Dollow, Somalia May 1, 2023. REUTERS/Ayenat Mersie. DOLLOW, Somalia May 2 (Reuters) – New patches of young, bright green growth dot the sandy terrain of Dollow but for the 150,000 Somalis who have left home […]

1 min read

Laacibiinta Man City oo xalay Haaland u sameeyey arrin ay ku maamuusayeen kaddib rikoodh jebintiisii (Daawo)

Erling Haaland ayaa saaxiibadiis kooxda Manchester City waxay u qabteen rigo-sharafeed kaddib markii uu jebiyey rikoorka gooldhalinta Premier League ee hal xilli ciyaareed. Laacibkan Norwegian-ka ah ayaa ciyaarta 2-0 kaga dhigay kulankii West Ham isaga oo kubadda daba mariyey Lukasz Fabianski, taasoo ka dhigan inuu dhaafay Andrew Cole iyo Alan Shearer marka ay timaado goolasha ugu badan ee la dhaliyo […]

1 min read

Dowladda FS oo sheegtay in howlgal lagu dilay Maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo isugu jirta Soomaali & Ajaanib.

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo la sheegay in lagu dilay Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay Beerta Shariifka oo ku taala deegaanka Nuungare oo 8 KM kaga beegan dhinaca Waqooyi  deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose. Waraaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu […]