1 min read

Bandhiga Buugaagta ee Afka Soomaaliga iyo Fanka iyo suugaanta Sweden


Waxaa Maalinta Axadda oo  bisha may tahay
Toddobada May saacada (KL 13:00 ) ka dhicidoona
Blå Stället  Angered Centrum/Gothenburg Sweden

Bandhig Buugag iyo Mid Faneed (Ciyaaro-Heeso)
Galitaankuna wuxuu u furanyhay oo lagu soodhawayndoonaa dadweeynaha
kunool magaalaad Göteborg.

Jadwalkuna wuxuu u dhacayaa sida hoos kuxusan:

Somaliska Kultur och Bokmässa

7 maj 2023  kl-13:00

Program
1. 14:00-14:20 Abdullahi Mohamed Ahmed (Dheef iyo Dhereg)
2. 14:20-14:40 Abdullahi Sh. Hussein (Ayaan Daran)
3. 14:40-15:00 folkdans med somaliska Musik
4. 15:00-15:20 Dr. Mohamed Hashi (Baro Cudurkaag,Erybixinta
caafimaadka)
5. 15:20-15:40 Bodhari Warsame (Richard Burton)
6. 15:40- 16:00 Folkdans med Somaliska Musik.
7. 16:00 16:20 Khadija Mohamud (Somaliska matrecept)
8. 16:20-16:40 Dr. Hussen Mohamed Abdulle (Godob iyo Gallad)
9. 16:40-17:00 Folkdans med Somaliska musik
10. 17:00-17:20 Mubaarka xoosh Gaashan(Fijiyaayo)
11. 17:20-17:40 Dr. Elmi (Medical Encyclopedia)
12. 17:40-18:00 Folkdans med Somaliska musik
KASOO QAYBGAL  WANAAGSAN