27 Apr, 2024
1 min read

Sopmaaliya: WAN iyo WARAABE + Faallo

Wan meel cidla ah Habeen socdo ayaa waxaa ka hor yimid Waraabe. Waraabuhu waxa uu ka shakisnaa in Wankaan lala socdo oo isaga lagu khiyaamayo. ( F.S: 1&2aad) Waraabihii ayaa ku yiri: Wannow Saacadaan maxaa kaligaa ku wado? . Wankii ayaa yiri: waan dhunsanahay, Xeeradii iyo Reerihii meel ay iga jiraan ma aqaan. Waraabihii oo […]

1 min read

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo New York kaga qeybgalaya shir muhiim ah.

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah mudane  Abshir Cumar Huruuse ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeyb galayo shir heerkiisu sarreeyo oo yabooh dhaqaale loogu sameyn doono dalalka Geeska Afrika oo Soomaaliya qeyb ka tahay. “Waxaan saaka soo gaaray magaalada New York si aan uga qaybgalo shir heer […]

1 min read

RW Xamsa “Xukuumadaydu waxay xoogga saartay hirgelinta lix tiir oo ka mira dhalintooda ay u horseedi karto Soomaaliya in …” (Shirka Sharma El Sheik)+Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka hadlay madasha shirka Sharma El Sheikh ayaa ku nuuxnuuxsaday ahmiyada ay leedahay in Bangiyada Horumarinta ay noqdaan kuwo  ka jawaaba caqabadaha la soo gudboonaada dal. Ra’iisul Wasaaraha oo dood-cilmiyeed kala qaybgalay Ra’iisul Wasaareyaasha Masar, Rwanda, Burundi, Madaxweynaha Comoros iyo Madaxweyne Ku Xigeenka Tanzania, ayaa […]

1 min read

Wasiirka Waxbarashada oo kulan dardaaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska ciidanka Booliska.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan la yeeshay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Saraakiisha loo diyaariyey in ay ka shaqeeyaan Amniga iyo Amaanada Imtixaanka. Wasiir Faarax iyo Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Saraakiisha kula dar daarmay in ay mas’uul ka yihiin bad qabka ardayda iyo amaanada Imtixaanka, […]

1 min read

Mareykanka oo sheegay in la dhaawacay hoggaamiye sare oo Al-Shabaab ah.

JILIB:- Hawlgalka Militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika ayaa sheegay in mid ka mid ah hoggaamiyayaasha Al-Shabaab lagu dhaawacay duqayntii 20-ka May Maraykanku ka gaysteen magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe. Taliska AFRICOM oo ka jawaabayey su’aal ay VOA weydiisay ayaan magacaabin hoggaamiyaha al-Shabaab ee la bartilmaameedsaday. AFRICOM waxay sheegtay in qiimaynta lagu sameeyey hawlgalkaas in […]

1 min read

Mareykanka oo qirtay in weeraro Duqaymo ah ka gaystay degmada Jilib.

Hogaanka Afrika ee Mareykanka ee AFRICOM ayaa sheegay in iyaga oo kaashanaya dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, in 20-kii May, 2023 ay fuliyeen weerar dhanka cirka ah oo ka dhan ah fariisimaha Al-Shabaab ee Soomaaliya. Weerarka ayaa ka dhacay magalada Jilib ee dalka Soomaaliya. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegatay in weerarka ay ku beegsadeen bartilmaameedyo gaar […]

1 min read

Muxuu yahay adeega cusub ee ay Whatssapp soo kordhisay?

 WhatsApp ayaa sheegtay inay u oggolaan doonto isticmaaleyaasha inay tafatiri karaan fariimaha, tallaabadaas la mid tahay qaab ay bixiyaan shirkadaha ay tartan ka dhaxeeyo sida Telegram iyo Signal. Shirkaddu waxay sheegtay in fariimaha la tifaftiri karo ilaa 15 daqiiqo ka dib marka la diro. Adeegga Whatsapp ayaa katirsan shirkadda weyn ee tignoolajiyada Maraykanka laga leeyahay […]

1 min read

Booliska Spain oo soo xiray eedeysanayaal la sheegay in ay cunsuriyad kula kaceen Vinicius Jr.

Booliiska dalka Spain ayaa xabsiga dhigay saddex qof oo lala xiriirinayo inay ku lug lahaayeen cunsurinimo ay kula kaceen cayaaryahanka Real Madrid ee Vinicius Jr. Saddexda qof ayaa da’doodu u dhaxaysaa 18 ilaa 21 jir, sida ay booliisku ku sheegeen farriin ay soo dhigeen Twitter-ka. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil, isla markaana madowga ah, […]

1 min read

Dowladda Ingiriiska oo hadal cusub kasoo saartay ardayda wax-barashada u taga UK.

Ardayda ajnabiga ah ee wax ka barata Uk gaar ahaan kuwa doonaya shahaadada masters-ka ayaan awoodi doonin inay geeyaan xubnaha qoyskooda UK, iyada oo la raacayo xannibaadda socdaalka. Ku dhawaaqista ayaa la sameeyay laba maalmood ka hor inta aan la filayn in tirakoobka rasmiga ah uu muujinayo socdaalka sharciyeed ee gaaray rikoorka 700,000 sanadkan. Raiisel […]