May 17, 2023
Somalia Expels Two European Union Workers.
The Somali government has expelled two European Union employees accused of illegally taking photos of prisoners at a detention center. In a brief statement broadcast by Somali National Television, the Ministry of Foreign Affairs said it made the decision after receiving a request from Somali Attorney General Sulayman Mohamed Mohamud to remove the two from […]
Wasiirrada wasaaradaha Gaashaandhigga ee Soomaaliya iyo Kenya oo kulmay.
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya. Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhigiisa dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Al-shabaab kadib kulan ay ku yeesheen Kenya. “Waxaan ka wada hadalnay doorka hogaamineed ee ciidamada Soomaaliya ee Howlgaladda socda iyo in ay naga […]
Hubka waaweyn ee Magaalada laga mamnuucay Qalinkeygu ma ku jiraa?
Horta Hubka waaweyn ee Magaalada laga mamnuucay Qalinkeygu ma ku jiraa? Labadaan talo mid qaado. 1.Haddii ay Jawaabtu, HAA waa ku jiraa ay tahay. Commenti-gaaguna waa ku jiraa ee Comment ha soo qorin. 2. Hadii ay jawaabtu MAYA, tahay , Commenti-gaaga waxaa dhibsanayo Masuuliyiinta iyo…. ee Comment ha soo qorin. Qore: Yahya Amir
Mid ka mid ah Markiiba kalluumeysiga Shiinaha oo ku caariyay badweynta Hindiya
Xukuumadda Beijing, ayaa maanta oo Arbaca ah ku dhawaaqday, in badweynta Hindiya uu ku caariyay mid ka mid ah Markiibtooda kalluumeysiga, taas oo keentay in la waayo dhammaan shaqaalahii saarnaa oo gaarayay 39 ruux. Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, ayaa amray in la billaabo howl-gal baaritaana ah oo lagu baadi goobaya Shaqaalahii markabkan, ku waasi oo […]
Caruurta Koonfur Afrika oo wax akhrintu dhibto ku tahay siddeed ka mid ah tobankiiba.
Daraasad Caalami ah oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in tobankii caruur ah ee Koonfur Afrika aysan siddeed ka mid ahi wax akhrin karin da’da 10 jirka. Koofur Afrika ayaa halka ugu dambeysa ka gashay 57 dal oo laga sameeyay daraasadda caalamiga ah ee qiimeynta heerka wax akhrinta caruurta dalalka, taas oo tijaabisay carruur gaareysa […]
Nigeria: Afar ruux oo laga dilay weerar lagu qaaday Kolonyo Mareykan ah.
ANAMBRA:- Dabley ayaa weerartay kolonyo baabuur Mareykan ah oo marayey gobolka Anambra ee Koonfurta Bari ee Nigeria Talaadadii, sida ay sheegeen booliska iyo sarkaal Mareykan ah, ayaga oo dilay afar qof, saddex kalena afduubtay. Koox gooni u goosad ah oo ka howlgasha gobolka ayaa sanadihii dhowaa xoojiyey weerarada ay halkaas ka fuliyaan, ayaga oo inta […]
Sweden: Dilalka dhallinyarada Soomaalida oo yaraaday.
STOCKHOLM:- Waayadii ugu danbeeyey dalka Sweden waxa ka dhacayey dilalka iyo waxyeellada ay isku gaystaan dhallinyarada ajnabiga ah oo ku kala jira kooxo gaang ah. Caasimada Sweden ee Stockholm waa magaalada ugu badan ee dhibaatadaasi ay ka dhici jirtey. Haddaba, kadib dedaallo iyo wadashaqayn dhex martey waalidiinta, hay’adaha dowladda iyo ururada bulshada Soomaaliyeed, waxay u […]
Kenya agrees to reopen Somalia border after 12-year closure
Kenya’s Interior Cabinet Secretary Kithure Kindiki (left) speaks during a joint press conference with his Somalia counterpart Mohamed Ahmed Sheikh Ali in Nairobi. Kenya has on Monday agreed to officially reopen its border points with Somalia in Mandera, Lamu and Garissa in the coming 90 days. The move, announced by Interior Cabinet Secretary Prof Kithure […]
Ciyaartooyda aan weligood loo taagin kaarka casaanka ah?.
Waxaan qormadan ku eegeynaa qaar ka mid ah ciyaartooyda kubadda cagta ee aan weligood qaadan kaarka casaanka ah ee la siiyo marka uu ciyaaryahanka khalad galo. Waxaan ku bilaabeynaa Gary Lineker oo isaga ciyaartooyda kale kaga duwan in uusan weligii qaadan kaarka jaallaha iyo kan casaanka ahba. Arrinta Gary waa mid ka mid ah taariikha […]
Dowladda Soomaaliya oo dalka ka ceyrisay Ajaanib u kala dhalatay dalalka Poland iyo Jarmalka.
MUQDISHO:- Warbaahinta rasmiga ah ee dawladda ayaa sheegtay in Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ay dalka ka cayrisay labada qof oo u kala dhashay Poland iyo Jarmalka. Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in tallaabadan la qaaday kadib markii wasaaradda codsi uga yimid xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo labadaas ruux ku eedeeyay inay ku xad gudbeen […]