29 Sep, 2025
4 mins read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo uga digay  Deni iyo maamulkiisa inay isku dayaan doorasho aan la isku raacsaneyn.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka dayriyay xaaladda siyaasadeed ee Puntland, xilli ay soo dhawdahay doorashada madaxtinnimo ee maamulkaas. Xiriirka u dhexeeya Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa xumaa tan iyo markii la soo dhisay xukuumadda Federaalka ee haatan jirta. “Puntland waa deegaan Soomaaliyeed, raali kama ihin dadkaas in uu […]

1 min read

Fatahaado Wabi oo 50 qof ku dilay degaanka Soomaalida.

Fatahaad ka dhalatay roobka gu’ga oo xiligan ka da’aya deegaanka Soomaalida oo webiyada buux-dhaafiyeen ayaa khasaaro naf iyo maalba isugu jirta waxa ay u geysteen dadka ku dhaqan dhulka webiyada ku dhow. Fatahaadda waxaa ku geeriyooday dad ay tiradoodu 50 ku dhowdahay, waxaana ku baro-kacay in kabadan 40 kun oo qoys, halka ay sidoo kale […]

1 min read

Dawladda Soomaaliya oo sheegtay in 70% hoos loo dhigay weerrardii Al-Shabaab.

Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa khamiistii shalay soo bandhigay in boqolkiiba toddobaatan (70%) hoos loo dhigay weerarradii Al shabaab ay ka geysan jireen gudaha Sooomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Daaud Aweys Jaamac ayaa ka war bixiyay go’aannada ka soo baxay Shirka Golaha wasiiradda. waxaanunna wax ka weydiinnay waxa suuragaliyey in ay yaraadaan […]

1 min read

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo maleeshiyaadka Al-Shabbab uu ka socdo Duleedka B/weyne.

Warrarka laga helayo bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saakay dagaal culus uu ka bilowday tuulooyin ku yaala duleedka Koonfureed ee magaala madaxda gobolka Hiiraan. Dagaalka oo dhexmaraya ciidamada Dawladda oo ay taageerayaan miliishiyooyinka deegaanka iyo dagaalamayaal ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa bilowday, kaddib markii xoogagga Al-Shabaab ay soo galeen dhul u dhaxeeya tuulooyinka Baar-dheere iyo […]

1 min read

Kooxda Napoli oo ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga.

NAPOLI — Kooxda Napoli ayaa markii ugu horreysay muddo 33 sannadood ah ku guuleysatay horyaalka Talyaaniga ee Seria A, kadib markii ay Khamiistii barbardhaca 1-1 ah la galeen Udinese, waana markii saddexaad oo ay ku guuleysato horyaalka dalkaas. Guushii Napoli ayaa soo afjartay sugitaankii dheeraa ee ay magaaladu sugeysay koobka Scudetto tan iyo markii uu laacibkii […]

1 min read

GW oo ansixiyey heshiish Iskaashi oo ay galeen Soomaaliya iyo Kenya.

Golaha Wasiirrada oo soo bandhigay in 70% hoos loo dhigay weerarradii ay Khawaarijtu ka geysan jireen dalka. Muqdisho, Maajo 04, 2023; Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya iyo Kenya, iyadoo lagu lafa-guray guulaha ay […]

3 mins read

Ruushka oo Maraykanka ku eedeeyey weerarkii Kremlin-ka.

Ruushka ayaa Khamiistii ku eedeeyey Maraykanka inuu ka dambeeyey weerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee lagu qaaday aqalka madaxtooyada Ruushka ee loo yaqaan Kremlin. Moscow ayaa sheegtay in ujeedada weerarkaas looga dan lahaa ay ahayd in lagu dilo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin. Hase ahaatee Washington iyo Kyiv ayaa labaduba beeniyey inay wax lug […]