27 Jul, 2024
1 min read

Madaxweyne Axmed Madoobe oo kormeer ku tagay goobahii laga xurreeyay khawaarijta 

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanadii u danbeeyay ee laga xoreeyay kooxaha khawaariijta ah ee Gobolka Jubada Hoose, gaar ahaan deegaanada kala ah Aw-qumbaale, Ceelcad, Canjeel, Harboole iyo Janaa-Cabdalle oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta. Madaxweynaha oo la hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada kala duwan ee dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay […]

2 mins read

Dibadbaxyo loogga soo horjeedo baabi’inta Liyu Police-ka oo ka dhacay Itoobiya.

Mudaaharaadyo waaweyn oo lagaga soo horjeedo dawladda Itoobiya, ayaa weli ka socda gobolka Axmaarada ee dalka Itoobiya, taas oo ay ka dhalatay tallaabo ay dawladda federaalku ku doonaysay in ay ku kala dirto ciidamada gaarka ah ee Amxaarada ee (ASF). Cutubkan ayaa ka tirsanaa ciidamada gaarka ah oo si firfircoon uga qayb qaatay dagaalkii sokeeye […]

1 min read

Ciyaal weerada oo ka balan qaaday Gudoomiyaha Degmada Kaaraan inay dhibaatada joojin doonaan.

Abshir Maxamed Maxamuud (Abshir Kaaraan) oo ah Gudoomiyaha Degmada Kaaraan ayaa shalay kulan la yeeshay Dhalinyrada Ciyaal weerada loo yaqaan, iyadoo gudoomiyaha marka hore u soo jeediyay in joojiyaan colaada dagaalada ay isaga soo horjeedaan oo ay koox koox isku dilayaan. “Waa inaad ogaatiin in lagu jiro Bil Ramadaan, waxaa loo baahan yahay inaad joojisaan […]

1 min read

Guddoomiyaha G/Banaadir oo daah-furay Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadaan ee Degmada Shibis.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda iyo Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta ayaa caawa daah-furay Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadaan ee Degmada Shibis. Tartankaan oo ay ka qeyb-qaadanayaan kooxo dhalinyaro ah oo ka dhisan Degmada Shibis ayaa waxaa furitaanka goobjoog […]

1 min read

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha oo gaaray dalka Serbia.

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane  Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaaladda Belgrade ee Caasimadda Dalka Serbia, ka dib markii uu Casuumaad rasmi ah ka helay dhig-giisa Serbia Mudane Bratislav Gasić. Safarkan shaqo ayuu Wasiir Doodishe muddo 3-maalin ku joogi doonaa Serbia ,isaga oo kulamo kala duwan la qaadan […]

1 min read

Wasiir Fiqi oo soo dhaweeyay Howlagallada amniga lagu xaqiijinayo ee ka socda Caasimadda.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Fedaraalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo Bogaadiyay Howlgallada Wax ku-oolka ah ee Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ay ku badbaadinayaan nafta iyo maalka umadda Soomaaliyeed. Wasiir Axmed Macallin Fiqi oo lahadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa sheegay in Ciidanka Booliska Gobalka Banaadir ay maalmihii lasoo dhaafay qaadeen […]