26 Jul, 2024
2 mins read

Real Madrid Oo 4-0 Ku bur burisay Barcelona, Una Soo Baxday Finalka Copa del Rey.

Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa iska xaadirisay finalka tartanka Copa del Rey, kaddib markii ay 4-0 kusoo karbaashtay Barcelona oo ay ku booqatay garoonkeeda Camp Nou lugta labaad ee semi-finalka Copa del Rey. Karim Benzema ayaa dhaliyey saddexlay qaybtii labaad ah, iyadoo uu laba hadiyadood oo midkood rikoodhe ahaa uu ka helay Vinicius Junior […]

1 min read

Aasaasihii adeega lacag dirista ee Cash App oo tooray lagu dilay.

Bob Lee oo ahaa aasaasihii barnaamijka lacagaha la isku weydaarsado ee Cash App, oo haatanna ka mid ahaa masuuliyiinta sarsare ee shirkadda MobileCoin ayaa si xun loogu toorayeeyey magaalada San Francisco, sida laga soo xigtay laamaha ammaanka iyo weliba shirka CryptoCurrency. Saraakiisha ayaa Salaasadii waxay ka jawaabayey telefoon loosoo diray oo ku saabsanaa in qof […]

1 min read

Golle wasiirro oo loo magacaabay Gobolka Tigray.

Maamulka kumeel gaarka ah ee dhawaan laga dhisay gobolka ay dagaalladu halakeeyeen ee Tigreega ayaa magacaabay gole wasiiro oo ka kooban 27 xubnood si ay u hogaamiyaan isbadalka siyaasadeed ee deegaanka, sida ay sheegtay warbaahinta gudaha. Arintan ayaa ku soo aadaysa kadib markii dawlada federaalka ah ee Ethiopia iyo ururka TPLF ay kala saxeexdeen heshiis […]

2 mins read

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo soo bandhigtay waxqbadkeeda iyo dagaalka Al-Shabaab.

1:Madaxweynaha JFS mudane; Xasan Sheekh Maxamuud ayaa todobaadkan Cabdikariin Xuseen Guuleed u magacaabay inuu noqdo Ergeyga gaarka ah ee arrimaha Soomaalinad, sidoo kale Maxamed Cabdi Waare ayaa loo magacaabay Ergeyga Xasilinta. 2:MadaxweyneXasanSheekhMaxamuud oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomaydanjireyaashadalalka Djibouti, Canada iyo Cuba. 3:Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo bogaadiyay Hawlgalka Midowga Afrika xilli ATMIS ay […]

1 min read

Madaxa ATMIS: “Waxaa la joogaa xilligii Soomaaliya laga qaadi lahaa cunaqabateynta hubka ee saaran..”

Mogadishu — Madaxa hawlgalka militari ee ATMIS, ahna Ergeyga Gaarka ee Midowga Africa ee Soomaliya Ambassador Mohamed El-Amine Souef oo ka hadlay shir jaraa’id oo ay si wadajir ay qabteen isaga iyo wasiirka warfaafinta Soomaaliya Daa’uud Aweys ayaa sheegay in saaxiibada caalamku garawsaday in la joogo xilligii cunaqabteynta hubka laga qaadi lahaa Soomaaliya. “Waxaan dhawaan […]

1 min read

Mareykanka oo qorsheynaya inuu burburiyo shir-madaxeedka Ruushka iyo Afrika.

Washington — Maraykanka ayaa isku dayaya inuu burburiyo shir-madaxeedka la qorsheeyay ee Ruushku la yeelanayo dalalka Afrika, taas oo qayb ka ah dadaallada lagu go’doominayo Moscow, sida uu ku sheegay wareysi Talaadadii lala yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Sergei Lavrov. Lavrov ayaa u sheegay barta wararka ee Argumenty i Fakty in Moscow ay ka duwan tahay […]