27 Apr, 2024
1 min read

Baarlamaanka Galmudug oo muddo kordhin u sameeyay Madaxweyne Qoor qoor.

Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa wax ka badal ku sameeyay xil haynta Hay’addaha Baarlamaanka iyo fulinta maamulkaasi. Tillaabadani ayaa ka dhigan in muddo hal sano loo kordhiyay Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, isla markaasna muddo xileedkiisa laga dhigay shan sano. Hindisahan la horgeeyay Baarlamaanka ayaa waxaa oggolaaday 56 xildhibaan, sida uu ku dhowaaqay Guddoomiyaha Golaha. […]

1 min read

Wasiirrada Maaliyadda DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiis buuxa wada gaaray.

Wasiiradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka iyo dowlaha xubanaha ka ah ayaa maanta gaaray heshiis horudhac ah, kaasi oo xal looga gaaray khilaaf ka dhex taagna. Nuqul kamid ah Heshiiska oo ay KNN heshay ayaa sheegaya in Wasiiradu ka heshiiyeen lacag uu Bankiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya, isla markaasna qeybsigeeda la isku khilaafay. Wasiiradda ayaa go’aamiyay […]

1 min read

Milateriga Soomaaliya oo sheegay in Al-Shabab laga xoreeyey 20 tuulo.

MUQDISHO, SOOMAALIYA — Ciidamada milateriga ee Soomaaliya ayaa sheegay in weerarada ka socda gobolka Hiiraan ee badhtamaha Soomaaliya in lagu qabsaday illaa 20 tuulo oo gacanta ugu jiray ururka Al-Shabaab. Kabtan Maxamed Ibraahin Daa’uud oo ah taliye ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa VOA u sheegay Isniintii, in ciidamada milateriga iyo dadka deegaanka oo […]

1 min read

William Ruto oo loo dhaariyay madaxweynaha cusub ee Kenya.

William Samoei Ruto ayaa si rasmi ah loogu dhaariyay madaxweynaha shanaad ee Kenya. Waxaana sidoo kale xilka madaxweyne ku xigeenka cusub ee Kenya loo dhaariyay Rigathi Gachagua. Ninkii la tartamayay Ruto, Raila Odinga ayaanan ka qeybgalin munaasabadda dhaarinta madaxweynaha cusub isagoo sheegay in uu ‘walaac xooggan’ ka qabo oo ku aadan natiijada doorashada. Waxaana munaasabadda […]