1 min read

Wasiirrada Maaliyadda DF iyo dowlad goboleedyada oo heshiis buuxa wada gaaray.

Wasiiradda Maaliyadda ee Dowladda Federaalka iyo dowlaha xubanaha ka ah ayaa maanta gaaray heshiis horudhac ah, kaasi oo xal looga gaaray khilaaf ka dhex taagna.

Nuqul kamid ah Heshiiska oo ay KNN heshay ayaa sheegaya in Wasiiradu ka heshiiyeen lacag uu Bankiga Adduunka ugu deeqay Soomaaliya, isla markaasna qeybsigeeda la isku khilaafay.

Wasiiradda ayaa go’aamiyay in 50% lacagtaasi loo adeegsado horumarinra arrimaha Bulshada iyo Maamul Wanaagga, sida arrimaha caafimaadka iyo Waxbarashada.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka