01 May, 2024
4 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 320=Dhiiga Caado iyo Mushaarku waa isku mid,Bil ayaa la sugaa,7 Cishana waa ku dhamaadaan=.

Wiil ayaa yiri: Habeen, Aniga ag marayo Qubuuraha Jan. Da’uud ee Deg. Wardhiigley. ayaan arkay Saddax Gabdhood oo waddada dhinaceda taagan oo rabo in ey maraan wadada Qubuuraha dhax marto si ey ugu Gudbaan dhinaca Xaafadda Xamar Bile. Waxa ey yiraahdeen Aboowe waan cabsaneynaa ee na mooti Waddadaan. Markii aan mareeynay Qubuuraha Dhaxdooda ayaan ku […]

1 min read

Bilaal Bulshaawi oo Muqdisho goordhow lagu dhaawacay.

Waxaa caawa goordhow nawaaxiga Isgoyska Banaadir lagu rasaaseeyay wiil dhalinyara ah oo caan ka ah baraha Bulshada kaasoo lagu magacaabo Bilaal Bulshaawi. Sida wararku sheegayaan, Bilaal Bulshaawi oo caan ka ah Tiktok ayaa lagu weeraray isagoo fadhiya maqaayada lagu magacaabo Casri Coffee. Waxaa lala dhaawacay wiil dhalinyara ah oo la sheegay inuu la socday ama […]

1 min read

Maxkamadda ugu sarreysa Kenya oo soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda doorashada Madaxweynaha.

Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa soo gabagabeysay dhageysiga dacwad lagu doonayay in lagu laalo natiijada doorashadii madaxtinimo ee 9-kii August. Intii uu socday dhageysiga dacwadda, maanta Jimce ah, qareennada u doodayay kooxda dacwadda gudbisay ayaa ku eedeeyay guddiga doorashada inay ku guul-darreysteen inay u hoggaansamaan amarrada lagu furayo qalabka codadka, si loo kormeero. Qareenada […]

1 min read

Qofkii labaad oo ku dhintay duullimaadka diyaaradda Kenya oo ka soo baxay New York.

Mas’uuliyiinta shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday qof rakaab ah oo la socday diyaaraddooda kasoo duushay New York oo ku soo wajahneyd Nairobi. Waa markii labaad oo uu dhinto qof la socday duullimaadka kasoo baxay New York ee isla diyaaraddan, muddo sagaal maalmood gudahood ah. Bayaan ay shirkadda soo saartay maanta […]

1 min read

Ciidamada Dowladda oo bur buriyay Maxkamado ay Al-shabaab ku lahaayeen Duleedka Muqdisho.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Axmed Macalim Fiqi, ayaa sheegay in todobaadkii lasoo dhaafay ciidanka dowladda soomaaliya ay bur burburiyeen Maxkamado Al-shabaab ku lahaayeen duleedyada magaalada muqdisho. Maxkamadahaasi ayuu ku sheegay in al-shabaab ay ugu u yeeri jireen shacabka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda muqdisho. Intaasi waxa uu ku daray wasiirka arrimaha gudaha in ciyaal weerado […]

1 min read

Dhibaato ka dhalatay is rasaaseyn ka dhacday Garoonka Magaalada Laascaanood.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada ay is rasaaseyn ku dhexmartay laba Maleeshiyo. Wararka ayaa intaasi ku daraya in khilaaf dhexmaray Ganacsata qaadka ee xilligaasi u soo degaysay Diyaarad siday Jaad ay sababtay in labada dhinac ay isugu yeertaan Ciidan, halkaasi oo is rasaaseyn ka […]

7 mins read

Soomaalida oo dhaqaalaha ugu badan ka rajeynaysa ceelasha shidaalka ee laga helay Dowlad-deegaanka.

Dowladda Itoobiya ayaa qorsheyneysa in ay billowdo qodista ceelal shidaal ah oo laga helay deegaanka Soomaalida, laakiin waxaa jirta cabasho ay dadka Soomaalida ah ka qabaan mashruucan oo ah mid aad u baaxad weyn. Shirkad Shiineys ah, oo in muddo ah qiimeyn ku sameyneysay ceelasha shidaalka iyo sida loo wajihi karo howsha qodiska, ayaa dhawaan […]

1 min read

Biden oo sheegay taageerayaasha Trump iney halis ku yihiin xasiloonida Mareykanka.

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay taageerayaasha madaxweynihi hore ee dalkaasi Donald Trump iney khatar ku yihiin Dimuqraadiyadda Mareykanka. Taageerayaasha xambaarsan ‘aragtida ah awoodda Mareykanka ayaan markale soo celineynaa’ waxay go’aansadeen ayuu yiri dalka Mareykanka iney dib u celiyaan. Biden ayaa hadalkaasi sheegay khamiisti shalay ahayd xilli uu ka hadlay munaasabad lagu qabtay filaadelphia oo […]