1 min read

Wadaad si weyn u taageero Taalibaan oo Qarax lagu dilay.

Qarax ka dhacay masaajid ku yaalla magaalada Heret ayaa lagu dilay Mujiibu- Raxmaan Ansaari oo ah wadaad si weyn u taageero ururka Taalibaan 17 qof oo kale.

Ansaari oo khudbadda Jimcaha inuu masaajidka Gazargah ka soo jeediyo

Qaraxa oo dhacay xilli ay muslimiinta ay isugu yimaaddeen gudashada salaadda Jimcaha.

Weerarkaasi oo ay jirin cid sheegatay haddana ururka Taalibaan waxay ku tilmaameen ‘Mid Arxan darro oo Fuleynimo ah.’

Wadaaddada sida weyn u taageero ururka Taalibaan ayaa xilliyadi u dambeeyey qaraxyo noocan ah lagu beegsaneyey.