01 May, 2024
1 min read

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaano hoos yimaada G/Hiiraan.

Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo maalmahan howlgalo ka waday Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in ay la wareegeen deegaano hor leh, kuwaasi oo ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Maxamed Tahliil Biixi oo Hogaaminaya hawlgal guud ayaa sheegay in ay la wareegeen gacan ku haynta deegaanada Ceel-Heley, Nuur Fanax, Beerxano ee […]

1 min read

Mareykanka oo sheegay inay duqeyn ku dileen dagalayahano ka tirsan Al-Shabaab.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen duqeyn ay ka fuliyeen deegaanka Teedaan oo hoos yimaada degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan, sida lagu shaaciyay Bayaan ka soo baxay Taliska. “Iyada oo kaashanaysa dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, taliska Maraykanka ee Afrika ayaa qaaday weerar cirka ah oo ka […]

1 min read

RW Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Abaaraha.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulankii ugu horreeyey maanta la yeeshay guddiga heer Qaran ee gurmadka abaaraha. Shirka ayaa intii uu socday waxaa warbixinno laga dhageystay Wasiirrada  Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Wasiirka Caafimaadka, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Bay’ada, waxayna soo bandhigeen Wasaarad walba doorka ay ku leedahay arrimaha gurmadka […]

1 min read

Ciyaaryahanka reer Djibouti Sabri Cali oo lagu soo rogay ganaax afar sano ah.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jabuuti, Sabri Cali Maxamed, ayaa afar sano laga ganaaxay ciyaaraha kubadda cagta, kaddib markii lagu helay inuu isticmaalay daroogada. 21-sano jirkaan u ciyaara kooxda maxaliga ah ee FC Dikhil, ayaa lagu soo rogay ganaax ka yimid hey’adda maamusha ciyaaraha Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA maalintii Isniintii ee ina dhaaftay, kadib […]

1 min read

Fannaan u geeriyooday kansar isagoo 27 jir ah.

Fannan si weyn looga garanayay qaaradda Africa una dhashay dalka Rwanda ayaa u geriyooday cudurka kansarka oo haleelay sida uu BBC-da u sheegay maamulihiisa fanka. Yvan Buravan oo uu ku dhacay kansarka uur ku jirta ayaa dhowaanahan xaaladdiisa caafimaad lagula tacaalayay dalka Hindiya. Inta aan Hindiya loo gudbin ayaa xaaladdiisa caafimaad lagu dabiibayay dalalka Rwanda […]

2 mins read

Mareykanka oo xasillooni ugu baaqay shacabka Kenya.

WASHINGTON — Mareykanka ayaa Talaadadii ku boorriyay shacabka Kenya inay is-dejiyaan oo ay dulqaad muujiyaan, maalin kadib markii William Ruto lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo, isaga oo isla markiiba loollan ku aaddan natiijada doorashada kala kulmay Raila Odinga oo la tartamay. “Waxaan ku boorrineynaa dhammaan dhinacyada inay si wadajir ah uga shaqeeyaan si nabad […]

1 min read

Qorshaha Wakhtiga Fog.

Muddo dheer Somalidu waxa ey ku doodeysay in Dhul ey Ethiopia ka eeysato. Haddaba si mustaqbalka fog eyna somalidu u sheegan Dhul dambe, waxaa la qorsheeyay in Dhulka laga sal guuriyo. Dhul aan dadi jooginna lama sheega karo. Hore Diridhabe iyo Harar ayaa waxaa la wareegay Oromo, waxa la qorsheeyay in DDS lagu soo fatahiyo […]