04 Oct, 2025
1 min read

Dowladda Dan Qaran ee Taya yar!!!

Waxaan u hambalyeeynayaa Baarlaamka oo Maanta Ansixiyay Dowladdii uu soo dhishay RW. Xamsa. Waa Run in wadanku uu Muddo Xukuumad la’aan ahaa, siimana ahaan karo, in firaaqaa la buuxiyana waa wax loo baahnaa Ansixinta Xukuumadda Dan Qaran ee Taya yar. Waa Run in ey Dan Qaran tahay, waana in Dowladda la ansixiyo si Golahii fulintu […]

1 min read

Dowladda Qadar oo casuumaad rasmi ah u soo dirtay Madaxwayne Xasan Sheekh.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Danjiraha Dowladda Qatar, Xasan binu Xamsa Haashim, ayaa ka guddoomay Martiqaad uu uga siday Amiirka dalkiisa Mudane Tamiim binu Xamad. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Safiir Xasan binu Xamsa farriin iyo salaan uu u diray Amiirka Dowladda Qatar, waxa uuna uga mahadceliyey mashaariicda horumarineed ee […]

1 min read

Buuq hareeyey ansixinta Xukuumadda ra’iisal wasaare Xamse Cabdi Bare.

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa ansixiyey xukuumadda federaalka Soomaaliya. Xildhibaanada soo xaadirtay baarlamaanka, ayaa aheyd 237, halka ay oggolaadeen 229 xildhibaan ansixinta, 7 xildhibaan way ka horyimaadeen ansixinta, hal xildhibaan ayaa ka aamusay cod qaadista. Natiijada ayaa waxaa ku dhawaaqey guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Madoobe. Baarlamaanka, ayaa xiligii la ansixinayey xukuumada, waxaa ka jiray buuq. […]

1 min read

Mareykanka oo soo dhaweeyay ansixinta Golaha Wasiirada Somaliya.

MUQDISHO — Mareykanka ayaa soo dhaweeyay anixinta xukuumadda cusub ee Soomaaliya, waxaana safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ay hambalyo ku aaddan ansixinta Golaha Wasiiradda u dirtay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul Wasaare Xamza Cabdi Barre. “Waxaan ugu hambalyeyneynaa madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre anixinta golaha wasiirada. Mareykanku waxa uu aad u danaynayaa […]

2 mins read

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay xukuumadda cusub ee RW Xamsa.(Magacyada golaha Wasiirada).

MUQDISHO — Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay golaha wasiirada ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre Axadda maanta ah, kadib kulankii Golaha Shacabka ee Axadda maanta ah, iyada oo 229 xildhibaan ay codeeyeen xukuumadda cusub. Toddoba xubnood ayaa diiday golaha, halka hal mudane uu ka aamusay. Codbixintan ayaa ka dhigan in golaha cusub ee […]

1 min read

Macali Mahad oo qalab isboorti gudoonsiiyey dhalinyarada Hasselti ee Biljamka

Munaasabad si heer saro ah loo soo agaaasimay ayaa waxaa Ay ka dhacday dalka Biljamka ee magalada Hasselti, munaasabadaasi ayaa waxaa deeq qalab isboorti ah soo gaarsiiyay naadiga Ellman, ayagoona ku dhirigalinayeen dhalinta da’da yar ee ku nool dalka Biljamka gaar ahaan magalada Hasselti. Deeqdaasi Isboorti ayaa waxaa wareejiyay Mahad Muxidiin Cali Macalimu ayaa wuxuu […]