1 min read

Macali Mahad oo qalab isboorti gudoonsiiyey dhalinyarada Hasselti ee Biljamka

Munaasabad si heer saro ah loo soo agaaasimay ayaa waxaa Ay ka dhacday dalka Biljamka ee magalada Hasselti, munaasabadaasi ayaa waxaa deeq qalab isboorti ah soo gaarsiiyay naadiga Ellman, ayagoona ku dhirigalinayeen dhalinta da’da yar ee ku nool dalka Biljamka gaar ahaan magalada Hasselti. Deeqdaasi Isboorti ayaa waxaa wareejiyay Mahad Muxidiin Cali Macalimu ayaa wuxuu sheegay in uu aad ugu faarax san yihiin in uu arko naadi da yar kuna dheelaaya magaca naadiga Ellman Hasselti. Sidoo kale munaasibadaasi waxaa ka hadlay macalin Aadan aad u soo dhaweeyay dhirigalintaasi naadiga Ellman ay u sameyeen dhalinta Dagan magalada Hasselti waana markii ugu horeysay naadi heer qaran ah.
Somaliweyn Biljamka Bashiir Jidaal Baroow